29.5 C
Mogadishu
Tuesday, April 7, 2026
Home 2020

Yearly Archives: 2020

Dabley hubaysan oo nin Ganacsade Caawa ku dilay Muqdiso

0
Dabley hubaysan ayaa lagu soo waramayaa nin ganacsade ahaa inay ku toogteen Muqdisho, kadibna ay ka baxsadeen goobtii dilka ay ka gaysteen. Dilka ayaa wuxuu...

Agaasimaha wasaaradda caafimaadka Soomaaliya oo la sheegay in uu Xabsiga kula dhacay COVID-19

0
Ehellada Agaasimaha Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya Cabdullaahi Xaashi Cali oo dowladda Soomaaliya u xirtay fal lagu eedeeyey oo ah musuq maasuq ayaa waxaa ay sheegeen ...

Askari katirsan Dowlada oo lagu toogtay deegaanka Ceelasha-Biyaha

0
Wararka ka imaanaya duleedka Muqdisho ayaa sheegaya in maanta askari ka tirsanaa ciidamada Booliska lagu dilay deegaanka Ceelasha Biyaha ee gobolka Sh/Hoose. Rag ku hubeysnaa bistoolado...

Wasiirka waxbarashada  Norwey  oo waalidiinta ugu baaqay in si deg- deg carurta loogeeyo...

0
  Xili intabadan wadanka Norwey dowladu ay sheegtay in si tar-tiib tar-tiib ah guud ahaan wadanka loo furay islamarkaana intabadan goobaha waxbarashada lafuray ayaa wax...

Shabaab oo sheegtay inay isku soo dhiibeen Askar Jubbaland ka tirsan

0
Dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa soo bandhigay Askar ay ku sheegeen inay ka soo goosteen Ciidanka Maamulka Jubbaland, kuwaasi oo ku sugnaa Saldhig Ciidan oo ku...

Kiisaska Coronavirus Somaliya oo gaaray 1,170

0
Wasaaradda caafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa xaqiijisay in 24-kii saac ee lasoo dhaafay dalka laga diiwaan geliyay 81 xaaladood oo COVID-19 ah, taas oo ka...

Itoobiya oo laga helay kiisas cusub oo Coronavirus ah

0
Wasiirka Wasaradda Caafimaadka dowladda Itoobiya Dr Liya Taadhase ayaa Maanta oo Talaado ah shaacisay in 24-kii saac ee la soo dhaafay Cudurka Coronavirus laga...

Wabiga oo ku fatahay Xaafadaha Beledweyne & dadka oo barakacaya

0
Wabiga Shabeelle ee mara Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa la sheegay in saacadihii la soo dhaafay uu fatahaad ka sameeyay xaafado...

Madaxweyne Waare oo kulan la yeeshay Xubno ka tirsan Beesha Caalamka

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hir-Shabelele Maxamed Cabdi Waare oo ku sugan Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa kulan dhinaca qadka Internet-ka ah la qaatay...

Jubbaland oo ka hadashay xariga loo geystay Guddoomiyihii degmada Garbahaarey

0
Maxamuud Sayid Aadan Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Goboleedka Jubbaland oo Saxaafada la hadlayay  ayaa  si kulul u eedeeyay madaxda dowladda federaalka Somalia, isagoona ku...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...