25.5 C
Mogadishu
Monday, June 23, 2025
Home 2020

Yearly Archives: 2020

Dowladda oo looga digay dib u dhigista doorashada

0
War kasoo baxay Hay’adda xasaradaha adduunka ee ICG ayaa laga digay xasadaraha ka dhalan kari haidi Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya ay isku dayaan inay...

Wariyeyaasha Soomaaliyeed oo xaalad quus ah jooga

0
Saddexdii Sano ee ugu dambeeysay ee Dowladda Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxaa ay Saxaafadda Soomaaliya wajahayeen caqabado dhowr ah oo isugu jira,caburin cabsi gelin...

Puntland oo sheegtay inay diyaarado kula dagaalameyso Ayaxa

0
Wasiiru dowlaha Wasaaradda Deeganka ,Beeraha iyo Isbedelka Cimilada maamulka Puntland C/rashiid Cali Geelle ayaa sheegay in dhawaan ay wasaaradiisu bilaabeyso olole cirka iyo dhulkaba...

Safiirkii Soomaaliya ee dalka Masar oo geeriyooday

0
Alle ha u Naxariistee Waxaa dalka Kuwait ku geeriyooday Safiirkii Soomaaliya u fadhiyay dalka Masar iyo wadamada Jaamacadda Carabta Cabdi Qani Maxamed Waceys. Wararka la...

Dagaal caawa ka dhacay magaalada Muqdisho

0
Dagaal hub kala duwan la isku adeegsaday ayaa caawa ka dhacay xaafadda Tarbuush oo ka tirsan degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho. Wararka ayaa sheegaya inuu...

Shabaab oo laga soo furtay Haweenay Talyaani ah oo u afduubnayd

0
Silvia Romano, oo ah gabar Talyaani ah oo ay haysteen Al-Shabaab tan iyo November 2018, ayaa lasii daayey, waxayna ku sugan tahay Muqdisho, sida...

Khayre oo amray Wasaaradda Maaliyadda inay fududeyso qarashaadka ka hortagga fatahaada Baledweyne

0
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne ee wadajirka ay u wadaan shacabka...

Madaxweeyne ku kuxigeenka Maraykanka oo laga helay Caronavirus 

0
  Katie Miller oo ah xoghaya warfaafinta ee madaxweyne ku xigeenka Mareykanka Mike Pence ayaa laga helay cudurka coronavirus. Madaxweyne Donald Trump ayaa sheegay inaanu walwal...

Ciidanka Puntland oo toogtay labo ruux oo hubeysan

0
Ciidamada Amniga ee Puntland iyo kooxo hubeysan  ayaa ku dagaalamay xaafad kamid ah gudaha magaalada Boosaaso, waxaana iska horimaadkan kugeeriyooday 2 qof oo mid...

Wasiirka Amniga Galmudug oo ka hadlay Taliyihii Dhuusamareeb ee iscasilay

0
Wasiirka Amniga maamulka Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa ka hadlay Taliyihii Ciidanka Booliska Dhuusamareeb oo xalay iscasilay ka dib markii uu sheegay in xubno...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...