25.4 C
Mogadishu
Tuesday, June 24, 2025
Home 2020

Yearly Archives: 2020

Shiikh Soomaali ah oo Magaalada Nairobi ugu geeriyooday Coronavirus

0
Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa waxaa ku geeriyooday qofkii labaad ee Soomaali ah oo la xaqiijiyey inuu u dhintay cudurka Coronavirus Marxuum ILAAHAY ha...

Shiinaha oo u jawaabey Madaxweyne Trump

0
China ayaa maanta beenisay eedeymaha dalalka Reer Galbeedka ee ah inay qarisay xaddiga faafitaanka cudurka Coronavirus, waxayna sidoo kale ku gacan seertay tuhunada Mareykanka...

Soomaalida Norwey oo noqotay dadka ugu badan ee labadii isbuuc ee lasoo dhaafay uu...

0
  108 qof oo Soomaali ah ayuu ku dhacay cudurka 20-kii maalin ee lasoo dhaafay gudaha wadanka Norwey sida uu qoray wargeyska Dagbladet. Laga soo bilaabo...

Guddiga doorashooyinka Qaranka oo beeniyey Warar laga faafiyey

0
Saacadihii la soo dhaafay ayaa waxaa Baraha Bulshada iyo Warbaahinta qaarkood lagu baahiyey in Guddiga doorashooyinka Qaranka ay ku dhawaaqayaan dib u dhac doorasho...

Dhaqtar da’yar oo Muqdisho lagu dilay

0
Dabley hubaysan ayaa xalay fiidkii Magaalada Muqdisho waxa ay ku dileen nin dhalinyaro ahaa oo dalka dibadiisa ku soo bartay Cilmiga Caafimaadka. Dilka ayaan wuxuu...

Khilaafkii ka taagnaa Gobolka Hiiraan oo la soo afjaray & xil wareejin dhacday

0
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Hiiraan Cali Muxumed Carraale ayaa xilkii ku wareejiyay Guddoomiyaha cusub ee gobolkaas Cali Jeyte Cismaan, kaddib dedaal ay maalmahaan wadeen...

Wasiirka Caafimaadka Britain oo la ilmeeyay qisada Wiil Soomaali ah oo u dhintay Covid-19

0
Wasiirka Caafimaadka UK, Matt Hancock ayaa sheegay in loo ogolaan doono in dadkooda booqdaan ayna macsalaameeyaan dadka da’da ah ee loo badinayo in aysan...

Mareykanka oo xoojinaya sharci looga hortagayo COVID19

0
Daraasad ay samaysay Jaamacadda Harvard ee dalka Mareykan ayaa tilmaamaysa in Mareykanku uu sii wadayo adeegsiga sharciga mamnuucaya isu dhowaan-shaha bulshada isla markaana uu...

Howlgal ka socdo Beledweyne oo dad ku dhinnteyn

0
Faah faahin dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan Kooxo hubeysan oo Askari ka tirsanaa Ciidanka Ciidanka xoogga dalka Guutada Shannaad qeybta 27-aad dil...

5-ruux oo Coronavirus ugu dhimatay Muqdisho

0
Wasaaradda Caafimaadka Somaliya ayaa caawa xaqiijisay in dadka u dhintay xanuunsidaha COVID-19 ay gaartay shan qof, ka dib markii saddex qof ay maanta u...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...