Home 2020
Yearly Archives: 2020
Al shabab oo togtay 6-Nin oo ay ku eedeyeen jawaasiis nimo
Al Shabaab ku toogatay fagaare kuyaala degmada Jamaame ee gobolka Jubada Hoose lix nin oo ay ku eedeeyeen in ay ahaayeen jawaasiis la shaqeysa...
Xasan Sheekh oo xariga Wariyeyaasha ku tilmaamay dhaqan kelitalisnimo
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka digay dhibaatadda xarigga uu ka mid yahay ee lagu haayo Wariyeyaasha.
Waxaa uu sheegay Madaxweyne...
Trump oo dhaqaalihii ka joojiyey WHO .
Trump ayaa sheegay in maamulkiisa hakinayo dhaqaalaha la siinayo hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO.
Waxa uu sheegay in WHO ay ku guuldareysatay waajibaadkeeda aasaasiga ahi”...
Sweden: Dadka ugu badan ee cudurla COVID-19 u dhintay waa Soomaali.
Sweden ayaa lagu soo bandhigay soo galootiga ugu badan dalkaas ee u dhintay xanuunka coronavirus waxaana ugu horeeya Soomaalida halka ay ku xigaan Wadamada...
Wasiir Fowsiya oo sheegtey in 8 dhaqtar uu ku dhacey COVID19
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS, Fowziya Abiikar Nuur, ayaa bogaadisay kaalinta dhaqaatiirta, kalkaaliyaasha iyo howl-wadeennada caafimaadka ay ka qaadanayaan badbaadinta shacabka iyo dagaalka...
Wariye Cabdicasiis Gurbiye oo maanta lagu wado in maxkamad la soo taaggo
Cabdicasiis Axmed Gurbiye ayaa ah Agaasimiye Kuxigeenka ahna Tafaftiraha Radio Goobjoog ee Magaalada Muqdisho, waxaana lagu xiray Saldhiga Booliska ee Degmada Hodan, ka dib...
Maamulka Gobolka Banaadir oo ka shirey ka hortaga COVID19
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa qaab Online ah u shir gudoomiyay kulan degmooyinka gobolka Banaadir...
Kheyre oo Amrey in Maamul Goboleedyada & G/Banaadir la siiyo Lacago ay uga hortagaan...
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Feedraalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa amar ku bixiyay in dowlad goboleedyada iyo maamulka gobolka Banaadir si degdeg ah lagu...
Fanaan caan ah oo waca Muqdisho ku geeriyooday
Waxaa goor dhow magaalada Muqdisho ku geeriyooday fanaankii caanka ahaa Cumar Cabdulle Shooli.
fanaanka ayaa ku geeriyooday Isbitaalka Erdogan (Ex-Digfeer) oo mudooyinkanka uu ku xanuunsanayey...
Madasha Xisbiyada Qaran oo Ka Hadashay Xanuunka Coronavirus
Madasha xisbiyada qaran ee dalka ayaa war ka soo saartay xanuunka Coronavirus kaas oo ka dilaacay dalka lagana diiwaan geliyey kiisas dhowr ah, oo...

























