Home 2020
Yearly Archives: 2020
Bandow lagu soo rogay deegaanada Hirshabeelle
Wasiirka Wasaaradda Amniga Dowlad-Goboleedka Hirshabeelle Xilibaan, Maxamed Cabdiraxmaan Kheyre oo goor dhaw la hadlay warbaahinta Dowladda ayaa sheegay in Caawa Salaada Cisho wixi ka...
Imaaradka oo deeqda Caafimaad ugu deeqay Soomaaliya
Wasiiradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Fawziya Abikar Nur, ayaa maanta oo Talaado ah kula wareegtay gegidda diyaaradaha caalamiga ee...
Khayre oo amar siiyay Wasiirada Qorsheynta, Arrimaha Gudaha & Gargaarka
Kulan ay khadka internet-ka (video conference) ku yeesheen xubnaha guddiga Qaran ee ka hortagga Covid-19, ayaa looga hadlay wax ka qabashada xaaladaha taagan, dadaallada...
Itoobiya oo sheegatay in ay dishay 17 ruux oo Shabaab ah
Taliska ciidamada cirka Itoobiya ayaa sheegay weerar ay diyaaradahooda ku qaadeen Koratale iyo Yurkud iney ku dileen 17 dabley oo ka tirsan ururka Al-Shabaab.
Habtom...
Hirshabelle doorasho uma soo jeedno illaa Covid-19 dhinac noo dhaafo
Madaxweynaha maamul goboleedka Hirshabeelle, Maxamed Cabdi Waare, oo wareysi siiyay BBC-da ayaa sheegay in illaa ay xaaladda coronavirus dhinac u dhacdo aysan u oollin...
Ciidamadda dowlada oo Wariye caan ah Muqdish ku xiray
Ciidamada booliiska Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho maanta waxa ay ku xireen Wariye Cabdicasiis Axmed Gurbiye oo ahaa agaasime kuxigeenka idaacada Goobjoog sidoo kale ahaa...
SAWIRO: Qarax ka dhacay Muqdisho.
Faahfaahino dheeraad ah ayaa waxa ay kasoo baxayaan Qarax ka dhacay wadada Jamhuuriya Degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir.
Qaraxa ayaa ahaa miino dhulka lagu aasay,...
Wasaarada Caafimadka Soomaaliya oo shegtay in 35 ruux oo qabo Coronavirus ay diiwaan geliyeen
Dowladda Soomaaliya ayaa xaqiijisay in la diiwaan geliyay 35 xaaladood oo COVID-19 ah 24kii saac ee ugu dambeysay. Xaaladaha cusub 32 kamid ah waxay...
Tifaftirihii TV-ga Qaranka oo xilka laga qaaday .
Wareegto ka soo baxday xafiiska agaasimaha guud ee wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska Cabdiraxmaan Yuusuf Al Cadaala ayaa xilka looga qaaday tifaftirihii TV-ga Qaranka...
Spain oo shaacisay tirada Guud ee ugu geeriyootay COVID-19
Dadka u dhintay xanuunka coronavirus ayaa lagu sheegay in ay gaartay 17,489 qof, taasi oo ka dhigan dalkaasi uu qeyb ka noqonayo wadamada sida...

























