25.4 C
Mogadishu
Tuesday, June 24, 2025
Home 2020

Yearly Archives: 2020

MUQDISHO: Dhaqtar laga helay Coronavirus oo ka hadlay sida uu cudurkan ku qaaday

0
Dhaqtarkii labaad ee laga helay magaalada Muqdisho cudurka Coronavirus ayaa ka hadlay xaaladiisa iyo sida uu maleynayo inuu cudurkan ku qaaday. Dr. Maxamed Cismaan Maxamed...

Madaxweyne Farmaajo oo kulan la qaatay Culimada iyo Ganacsatadda Muqdisho

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan talo-wadaag ah oo ku saabsan xaaladda caafimaad, dhaqaale iyo bulsho ee dalka waxa uu...

Wasiir ka tirsan Maamulka Hirshabelle oo u geeriyooday Coronovirus.

0
Muqdisho, Wasiir ka tirsan Maamulka Hirshabelle  ayaa goordhaw u geeriyooday Xanuunka Coronovirus. Wasiiru dowlihii Cadaaladda maamul goboleedka HirShabelle Xildhibaan Khaliif Muumin Tooxow ayaa la xaqiijiyay...

Dhaqaatiirta Talyaaniga ee u dhintay cudurka COVID-19 oo la shaaciyey

0
Dalka taliyaaniga Dhaqaatiirtii ugu badneyd ayaa u dhimatay Xanuunka Coronavirus sida ay shaaca ka qaadeen Ururka Kalkaaliyeyaasha dalkaasi ee Fnopi. Ku dhawaad 105 Dhaqaatiir ah...

London Soomaalida Cudurka Coronavirus ugu geeriyoodey oo sii korortay

0
Waxaa sii kordhaya dadka uu Cudurka Coronavirus ku dilayo dalka ingiriiska,kuwaas oo isugu jira Soomaali iyo kuwo u dhashay dalkaas,halka kuwo kale ay la...

OGOOW MAAREEYOOW GABADHAHEENU WAA QAALI!!!!!.

0
Ugu horayn waxaa raali gelin aad u ballaaran aan siinayaa guud ahaan gabdhaheena saxafiyiinta Soomaaliyeed ee sharafta, karaamada iyo heybadda sare RABBI ku maneestay...

Cabdiraxmaan Ceynte oo cabmbaareyay warqad shaqo oo ka soobaxay wasaarada warfaafinta Soomaaliya

0
Shaqo u gaar ah gabdhaha Wariyaasha ah uu soo bandhigay telefishinka Qaranka Soomaaliya ayaa hadal heyn badan saacadihii lasoo dhaafay ka abuuray baraha bulshada...

Wararkii ugu dambeeyay Nabadoon Masaajid ka soo baxay oo Muqdisho lagu dilay

0
Allaha u naxariistee waxaa xalay Magaalada Muqdisho lagu toogtay nin Nabadoon ahaa, kaasi oo lagu dilay Xaafadda Juungal ee Degmada Yaaqshiid. Dilkan ayaa ka dhacay...

Maamulka Galmudug oo sheegtay in ay qabatay qarax iyo ruuxii watay

0
Ciidamada Danab ee 21-aad ayaa gacanta ku dhigay nin ay sheegeen in uu walxaha qarxa ka keeney Ceelbuur. Ninkaan ayaa lagu qabtay kadib markii howlgalo...

Madaxweyne Farmaajo oo ugu baaqay Shacabka taxaddarka iyo feejignaanta Covid 19

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo shacabka Soomaaliyeed la wadaagay farriin ku aaddan cudurka COVID-19 ayaa ku baaqay in lagu dadaalo...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...