Home 2020
Yearly Archives: 2020
Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay Qaraxii ka dhacay Garoowe
Madaxtooyada JFS waxa ay ka tacsiyeynaysaa geerida xanuunka leh ee Guddoomiyihii Gobolka Nugaal Marxuum Cabdisalaan Xasan Xirsi (Gu’ Jir) oo u geeriyooday dhaawac kasoo...
Madaxweynaha puntland oo cambaareeyay Qaraxii Garoowe
Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka tacsiyeeyay geerida Alle ha u naxariistee, Guddoomiyihii Gobolka Nugaal Cabdisalaan Xassan Xirsi Gu’jir oo u dhintay...
Gudoomiyihii gobalka Nugaal oo u geeriyooday dhaawac ka soo gaara Qarax ka dhacay Garoowe
Alle ha naxariistee, waxaa saacado ka hor isbitaalka Garoowe ku geeriyooday Guddoomiyihii Gobolka Nugaal Cabdisalaan Xassan Xirsi (Gu’jir) oo xalay dhaawac culus ka soo...
maamulka gobalka Banaadir oo lagu wareejiyay qalab looga hortago covid 19
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda ee XFS waxay maanta Maamulka Gobalka Banaadir iyo Maamul-gobaleedyada Jubbaland iyo K/Galbeed ku wareejiyeen shixnad ka kooban qalabka looga...
sarkaal ka Tirsan ciidanka puntland oo lagu dilay Boosaaso
kooxo hubaysan, ayaa bartamaha magaaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ku dilay, sarkaal ka tirsanaa ciidanka ilaalada Canshuuraha Berriga ee Puntland.
Ilo wareedyo ka tirsan...
boqol qof oo covid19 ugu geeriyootay Sweden
Tiro-koob cusub oo shalay la baahiyey ayaa waxa uu muujinayaa inay 102 qof haatan ugu geeriyootay dalka Sweden Caabuqa COVID 19.
Sida aynu ka soo...
Dhageyso: Safiirka Soomaaliya oo ka hadlay xaalada dhalinyaro ku dhibateysan Liibiya
xaalada dhalinyaro Soomaaliyeed oo muddo dheer ku xayiran dalka Liibiya, ayaa laga deyrinayaa kuwaas oo warbaahinta u sheegay in ay la soo darseen dhibaatooyin...
xutiyiinta oo ku fashilmay weerar ay ku qaadeen sacuudiga
Difaaca cirka ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa qabtay laba gantaal oo ballistic ah, xilli ay kusoo wajahnaayeen caasimada waddankaas ee Riyadh,
Turki Al-Malki oo ah...
Maamulka jubland oo Eedeeyay Dawlada Federaalka Soomaaliya
Madaxweyne ku xigeenka kowaad ee dowlad goboleedka Jubbaland ayaa dowladda Federaalka ku eedeeyay in ay diiday xallinta khilaafka maamul ee ka taagan gobolka Gedo.
Madaxweyne...
maraykanka oo duqayn ka fuliyay gobolka baay
Taliska Ciidamada Maraykanka ee Qaaradda Afrika oo loo yaqaanno AFRICOM ayaa warbixin ka soo saaray duqeyn diyaaradeed oo ay ka fuliyeen degaanka Buula Fuulaay...

























