Home 2020
Yearly Archives: 2020
Somaliland oo joojisay Duulimaadyada uga yimaada Muqdisho iyo magaalooyin kale
Guddiga u diyaar garowga iyo kahor taga caabuqa Caronavirus ee maamulka Somaliland ayaa manta soo saaray go’aano adag oo looga hortagayo in caabuqaasi uu...
Aqriso: Shirkii wadatashiga Puntland oo warmurtiyeed xasaasi laga soo saaray
Waxaa galabta lagu soo gebagebeeyey magaalada Garoowe shirweynihii wadatashiga Puntland oo muddo saddex cisho ah ka socday halkaas.
Waxaa shirkaas ka qeyb galay madaxda Puntland,...
Kooxo hubeysan oo dil ka geystay Magaalada Boosaaso
Boosaaso : Kooxo hubeysan ayaa maanta duhurnimadii waxay gudaha magaalada Boosaaso toogasho ku dileen Allaha u naxariistee Suleemaan Axmed Shire, oo ka mid ahaa shaqaalaha...
Villa Soomaaliya oo laga bilaabay baarista Coronavirus.
Muqdisho: iyadoo siweeyn dunida u halal heeyoso cudurka dilaaga ah ee coronavirus ah ayaa Dowlada Soomaaliya amaanta xarunta madaxtooyada ka bilowday baaris ku aadan...
Dowladda oo sheegtay in saraakiil ka tirsan Al Shabaab ku dileen Janaale.
Janaale: War ka soo baxay dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dagaalkii shalay ka dhacay magaalada Janaale ay Ciidanka Danab ee xoogga dalka ku dileen...
Xubno Daacish lagu tuhmaayo oo lagu qabtay Boosaaso.
Boosaaso: Ciidamada Puntland ayaa lagu soo waramayaa inay Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari ay ku qabteen xubno lagu tuhmaayo inay ka mid yihiin Daacish.
Qoraal...
Jilaa Caan ah Idiris Elba oo laga helay Caabuqa Caronavirus
Britain : Caabuqa Caronavirus ayaa kusii baahaya qeybo badan oo wadamada caalamka kamid ah, cudurkan ayaana haleelaya qeybaha kala duwan ee bulshada sida Madaxda, hantiilayaasha...
Canada oo dalkeeda ka mamnuucday ajaaniib badan.
Canada :Ra’iisul Wasaaraha Canada, Justin Trudeau ayaa shaaca ka qaaday in dalkiisa laga mamnuucay inay galaan dadka ajaaniibta ah marka laga reebo muwaadiniinta Mareykanka...
Wasiirka Kalluumeysiga Oo Saciid Deni Ugu Baaqay Inuu Muqdisho yimaado
Muqdisho : Wasiirka Kalluumeysiga Xukuumadda Soomaaliya Xildhibaan Cabdullaahi Bidhaan oo ka hadlaayay Shirka wadatashiga Puntland ee ka socda Garoowe ayaa waxaa uu ka hadlay khilaafka...
Diyaaradda Turkish Airlines oo joojisay duullimaadyadii Muqdisho
Muqdisho :Shirkadda Diyaaradaha Turkish Airlines ee laga leyahay Dalka Turkiga ayaa shaacisey inay joojisey duulimaadyadii tooska ahaa ee Muqdisho iyo Istanbuul sababo la xiriira...

























