Home 2020
Yearly Archives: 2020
Rasaas ka dhacday xerada 21-aad xili uu ku sugnaa Madaxweyne Qoor Qoor iyo Khasaaro...
Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug ayaa sheegaya in goordhaw rasaas ka dhacday xarunta ciidanka milatariga ee 21-aad ee kutaala magaalada...
Jubbaland oo wacad ku martay in ay qabsan doonto Balad Xaawo
Kismaayo :Maamulka Jubbaland ayaa wali wada abaabul dagaal ay ku doonayaan in ay dib ula wareegaan degmada Balad Xaawo iyo degmooyin kale oo katiran...
Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Gaaray Magaalada Baraawe
Bawaare : Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa gaaray Magaalada Bawaare ee Gobolka Shabeellaha Hoose, iyadoo siweyn halkaas loogu soo dhaweeyay.
Safarka...
Nin ka cararay Isbitaal xili la doonayay in laga baaro xanuunka Caronavirus
Zimbabwe : Nin u dhashay dhashay Thailand oo safar ku tagay dalka Zimbabwe ayaa ka baxsaday isbitaal la geeyay si loogu sameeyo baaritaan, waxaana...
SAWIRO:-Dab ka kacay Goob Ganacsi oo ku taalla Muqdisho
Dabkaan oo geystay khasaaro hantiyadeed ayaa Goordhow waxaa uu ka kacay Kaalin Shidaalka lagu iibiyo oo ku taalla kasoo horjeedka Isbitaalka Hooyada & Dhalaanka...
Dowlada oo xabsiga u taxaabtay Sarkaalkii la wareegay Hubkii & Amniga Madaxdii Ahlu suna
Ciidamo ka tirsan Dowladda Federaalka ayaa Hotelka jaziira ee magaalada Muqdisho kala baxay General Mascuud oo ah ninkii u diiday dowladda in ay la...
Madaxweynaha Jubbaland oo gaarey Magaalada Dhoobleey
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Socdaal dhinaca cirka ah ku tegay Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose.
Wafdiga Madaxweynaha oo ka...
Wasiir Amar-Dambe Oo Ingariiska Kala Hadlay Arrimo Muhiim Ah
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Maxamed Amar-dambe ayaa Maanta kulan la qaatay Safiirka dowladda Ingariiska u fadhiya Soomaaliya Mr. Ben Fender.
Kulanka...
Wasiirka arimaha gudaha Kenya oo booqasho lamafilaan ah Muqdisho kuyimid
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Kenya Fred Matiangi oo Maanta so gaarey Magaalada Muqdisho ayaa faah faahin waxaa uu ka bixiyey ujeedadaka dambeysa Safarka...
Cabdi Qaasim Salaad Xasan oo dowlada ugu qabay in ay joojiso dagaalka Balad Xaawo.
Madaxweynihii hore ee Somaliya Cabdi Qaasim Salaad Xasan, ayaa wuxuu ka hadlay dagaalada ka socda deegaano ka tirsan Gobolka Gedo oo u dhaxeeya Dowladda...

























