Home 2020
Yearly Archives: 2020
Ciidamo Dheeraad Ah Oo La Geeyay Mandheera Iyo Xiisad Weli Taagan
Wararka aan ka heleyno Magaalada Mandheera ee Gobolka Waqooyi bari ee dalka Kenya ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas dowladda Kenya saacadihii lasoo dhaafay...
Wasaarada Caafimaadka Soomaaliya oo war ka soo saartay Coronovirus (Warsaxaafadeed).
Muqdisho,Wasaarada Caafimaadka Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa Warsaxaafadeed ka soo saartay Cudurka dunida ku sii faafaya ee Coronovirus.
Wasaarada Caafimaadka ayaa Warsaxaafadeedkeeda ugu tala gashay in...
Xildhibaano iska Casilay xubinimadii Xisbiyada Himilo Qaran iyo UPD(Aqriso).
Muqdisho,Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ayaa goordhaw Xaqiijiyay in ay iska casileen xubinimadi ay ka tirsanaayeen Xisbiyada ay kala Hogaamiyaan Sheekh Shariif iyo Hassan...
Gudoomiyihii Maxkamada sare ee Gobolka Sool oo Qarax lagu dilay.
Laascaanood,Gudoomiyihii Maxkamada sare ee Gobolka Sool ayaa goordhaw Qarax lagu dilay.
Gudoomiyaha Maxkamada gobolka Sool ee Somaliland, Xasan Sheekh ayaa u geeriyooday qarax lagu xiray...
Wararkii ugu dambeeyay dagaalka ka socda Degmada Baladxaawo.
Baladxaawo,Wararkii ugu dambeyey ee naga soo gaaraya degmada Baladxaawo ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in uu sii xoogeystay dagaalka halkaas ka qarxay saaka waabarigi.
Dagaalka...
Deg deg: Dagaal u dhaxeeya Ciidamada dowlada iyo kuwa Jubbaland oo ka socda Baladxaawo.
Balad-Xaawo, Dagaal xoogan oo u dhaxeeya Ciidamada dowlada iyo kuwa Jubbaland ayaa goordhaw ka qarxay Degmada Balad-Xaawo ee gobolka Gedo.
Dagaalka ayaa ayaa mar kaliya...
Waa Sidee xaalada Tahriibayaasha Soomaalida ee ku sugan Xadka Gariiga.
Athans,Dowladda Turkiga ayaa sheegtay in kumannaan muhaajiriin ah ay durba ka gudbeen xadka dalkaas, iyagoo usii gudbay qaar ka mid ah dalalka Yurub, arrintan...
Maleysiya oo yeelatay Ra,isul Wasaare cusub kadib iscasilaadii Mohathir.
Kuala Lumbur, Dalka Malaysia ayaa yeeshay Ra,isul wasaare Cusub kadib wax ka yar isbuuc is casilaadii Ra,isul wasaarihii hore Mohathir.
Muhyiddin Yassin Ayaa loo doortay...
Duqi Magaalada Djabuti oo Xilka Iska Casishay.
Djabuti, Duqii Magaalada Djabuti ee Caasimadda Dalka Jabuuti Marwo Faatima Awaleh Cusmaan ayaa xilkii si rasmi ah isaga Casishay.
Is casilaadeeda ayaa la sheegay in...
Wasiir Khadiijo Diiriye Miyay Moog Tahay Halista cudurka dilaaga ah ee Coronavirus?
Muqdisho,Dalal badan ayaa xaqiijiyay kiisas cusub iyo dhimasho uu sababay cudurka coronavirus (COVID-19) oo ka dillaacay dalka Shiinaha bishii December 2019kii. Waa caabuq dilaa ah oo...
























