Home 2020
Yearly Archives: 2020
Dowlada oo Ciidamo gurmad ah u dirtay Dhuusa-Mareeb
Muqdisho,Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa goordhaw u dirtay Ciidamo gurmad ah Magaalada Dhuusa-Mareeb.
Diyaarad gaar ah ayaa ciidamadan ka qaaday Garoonka Diyaaradaha Muqdisho.
Warar hoose oo aynu...
Dagaal xoogan oo caawa ka socda Magaalada Dhuusa-Mareeb.
Muqdisho,Dagaal xoogan ayaa caawa ka qarxay bartamaha Magaalada Dhuusa-Mareeb.
Dagaalkan ayaa ah mid u dhaxeeya Ciidamo kala taabacsan dowlada Federaalka iyo Maamulka Ahlu Sunna.
Hubka noocyadiisa...
Ciidamada Ahlu-Sunna oo lawareegay intabadan Magaalada Dhuusomareeb.
War hadda nasoo gaaray ayaa sheegaya in magaalada Dhuusomareeb uu ka billowday iska hor-imaad u dhaxeeya ciidamada dowladda iyo kuwa ururka Ahlu-Sunna Waljamaaca.
Dagaalka ayaa...
Dowlada Federaalka oo ku eedeysay Kenya in faragalin xoogan ka wado Xuduuda labada dal(Warsaxaafadeed).
Muqdisho,Wasaarada Arimaha dibada dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa ku eedeysay Kenya in faragalin xoogan ka wado Xuduuda labada wadan ay wadaagaan.
Warsaxaafadeed ka soo baxay Wasaarada...
Gudoomiyaha Gobalka Banaadir oo xariga ka jaray Maktabad loogu magac daray Injineer yariisoow
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xariga kajray Maktabad cusub oo laga hirgaliyay xarunta dhallinyarada gobolka...
Hay,adda Caafimaadka Norwey oo ka digay in uu sii faaho Cudurka Coronovirus.
Oslo, Hay,adda Caafimaadka Norwey (Helsedirektoret) ayaa ka digay sii faafida dadka qaba Cudurka Coronovirus.
Saraakiil ka tirsan Hay,addan oo warbaahinta la hadlay ayaa xusay in...
Qeybo ka mid ah Gobolada Norwey oo laga helay dad qaba Coronovirus.
Oslo,Qeybo ka mid ah Gobolada dalka Norwey ayaa laga soo sheegayaa in lagu arkay dad qaba Cudurka Coronovirus.
Magaalada Elverum ayaa lagu karantiilay ilaa was...
Heshiis la kala dhex dhigay Madaxweynaha Soomaliland iyo xisbiyada Mucaaradka
Wararka naga soo gaaraya Madaxtooyada Somaliland ayaa sheegaya in kulan u dhaxeeyay Madaxweynaha Somaliland, Hoggaamiyayaasha labada Xisbi Mucaarid iyo Ergeyga Midowga Yurub ee Soomaaliya...
Dhageyso: puntland oo u hanjabtay Dawlada Federaalka Soomaaliya
Taliyaha Ciidanka Booliska Maamulka Puntland Jeneraal Muxiyaddiin Axmed Muuse ayaa ka hadlay hadal heynta la xiriirta Ciidamada dowladda Federaalka ah ee ay geyneyso Magaalada...
Bankiga Hormarinta Afrika iyo Bankiga Aduunka oo ka qayb qaadanaya qorshaha Deen Cafinta Soomaaliya
Muqdisho,Bankiga Horumarinta Afrika ayaa ansixiyay hannaanka ay Soomaaliya uga cafinayaan $122.55 milyan oo doolar oo ah deyntii ay ku lahaayeen.
Kulan ay yeesheen guddiga sare...

























