Home 2020
Yearly Archives: 2020
Banaan bax ka dhan ah Madaxweynaha cusub ee Galmudug oo socda Dhusamareeb
Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug ayaa sheegaya in halkaasi uu ka socdo abaabulka banaan baxyo ka dhan ah Madaxweynaha cusub...
Nin Soomaali ah oo iska dhigay Gabar oo lagu qabtay dalka Turkiga xili uu...
Ankara: -diyaardaha Esenboğa ee magaalada Ankara ee dalka Turkiga ayaa gacanta ku dhigay nin Soomaali ah oo iska soo dhagey haweeney xili uu ka...
Kenya oo dalkeeda ka musaafurisay Dad u dhashay Shiinaha
Dowladda Kenya ayaa waxaa ay dalkeeda ka musaafursey Afar Ruux oo u dhalatay dalka Shiinaha,kuwaas oo ka Shaqeynayay Maqaaxi ku taalla Xaafadda Kileleshwa ee...
Weerar dhaliyay dhimasho iyo dhaawa oo kadhacay Kismaayo .
Weerarkaan oo ahaa mid Bambaano ayaa waxaa xalay lagu qaadey Goob Ganacsi o ku taalla isgoyska Golol kuna dhow aargada magaalada Kismaayo ee Xarunta...
la Taliye Xafiiska Ra’iisare Kheyre oo sheegay in Dawlada Qatar ay tahay saaxiibka dhabta...
La-taliyaha Ra’isul-wasaare Keyre ee Arrimaha Nabadda iyo Dib-u-heshiisiinta, Dr. C/raxmaan C/llaahi Baadiyow waxa uu hadalkaasi ka sheegay Dood-cilmiyeed looga hadlayey Dhaqanka Somalia oo lagu...
Wafdi ka socda dawlada Federaalka Soomaaliya oo shir uga qayb galay Dalka Uganda.
Wafdi uu Hogaaminaayo Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Sadiiq Xirsi Warfaa, ayaa Magaalada Kampala ee Xaruunta Dalka Uganda Uga qeyb galay...
Madaxweyne Farmaajo oo ka digay fara gelinta Kenya ay ku heyso Soomaaliya.
Madaxweynaha Dawlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa ka hadlay Arimo kala duwan oo La xidhiira Xaalada Soomaaliya.
Madaxweyne Farmaajo ayaa ka hadlay...
Maraykanka oo Xoojinaya wada shaqeeynta uu la lee yahay Puntland
Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr Siciid Cabdullaahi Deni ayaa garoonka diyaaradaha ee Bosaso kula kulmay Taliyaha Guud ee Ciidanka Maraykanka ee AFRICOM General Stephen J....
La-taliyaha Ra’isul-wasaare Kheyre oo sheegay inay Dowladda Qatar tahay Isbahaysi lagu kalsoonaan karo.
La-taliyaha Ra’isul-wasaare Keyre ee Arrimaha Nabadda iyo Dib-u-heshiisiinta, Dr. C/raxmaan C/llaahi Baadiyow waxa uu hadalkaasi ka sheegay Dood-cilmiyeed looga hadlayey Dhaqanka Somalia oo lagu...
Dowladda Turkiga oo lagu eedeeyey in ay Taageerto Maleeshiyo ku sugan Somalia iyo dalal...
Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibedda ee dalka Sacuudiga, Caadil Bin Axmed Al-Jubeyr waxa uu si kulul u weeraray Dowladda Turkiga oo uu sheegay inay taageeraan waxa uu ugu...

























