25.7 C
Mogadishu
Saturday, June 21, 2025
Home 2020

Yearly Archives: 2020

Maamulka Jubbaland oo war ka soo saaray baxsashadii Abdirashiid Janan(Aqriso).

0
Kismaayo,Maamulka Jubbaland ayaa war goordhaw ka soo saaray Abdirashiid Janan oo la sheegay in maanta uu ka baxsaday xabsi ku yaala Muqdisho. Warsaxaafadeed caawa ka...

Dowlada Ingiriiska oo laga dalbaday in ay mamnuucdo qalliinka lagu soo celiyo bikrada haweenka?

0
London,Qolyaha ol'olayaasha sameeya ee ku sugan UK ayaa dowladda ka dalbaday in la mamnuuco qalliinnada ay dhakhaatirtu 'haweenka ugu soo celiyaan bikrada'. Hawenka qalliinnada noocan...

Maamulka Bangiga Dhexe oo ka hadlay Dabkii ka kacay Xarunta Bangiga

0
Muqdisho: Maamulka Bangiga Dhexe ee Soomaaliya  ayaa war kasoo saaray dabkii xalay saqdii dhexe deb ka kacay Xarunta Bangiga ee ku taalla Degmada Xamarweyne...

Maamulka Bankiga dhexe oo Warsaxaafadeed ka soo saaray dabkii xalay qabsaday qeybo ka mid...

0
Muqdisho, Maamulka Bankiga dhexe ayaa Warsaxaafadeed ka soo saaray dabkii xalay qabsaday qeybo ka mid ah dhismaha Bankiga. Maamulka ayaa sheegay in aysan jirin wax...

Ciidamada dowlada oo gacanta ku soo dhigay askari dil u geystay Darawal .

0
Muqdisho,Ciidamada amaanka dowlada ayaa ku guuleystay in gacanta ku soo dhigaan askari dhawaan dilay darawal gawaarida kuwa xamuulka ah. Saraakiil ka tirsan laamaha amniga ayaa...

Dad xoogan oo xalay ka kacay Bankiga dhexe ee Muqdisho(Sawiro).

0
Muqdisho, Dab xoog leh ayaa xalay ka kacay qeybo ka mid ah bankiga dhexe ee Soomaaliya. Dadkaan ayaa dhab ahaan la ogeyn sababaha uu ku...

Dad qaba cudurka Fayruska Coronavirus oo lagu arkay Turkiga(Sawiro).

0
Ankara, Wararka ka imaanaya Turkiga ayaa sheegaya in halkaas lagu arkay cudurka Coronavirus . Cudurkaan oo dad fara badan ku dilay Dalka China ayaa ah...

Musharaxiinta Madaxweynaha Galmudug oo shuruudo adag soo saaray

0
Dhuusa,mareeb, Musharaxiinta u tar tamaya xilka madaxweynaha Galmudug ayaa Galabta soo saaray shuruudo cusub. ilaa Afar musharax oo kulan yeeshay ayaa sheegay in doorashada ka...

Fanaan Abdi dhaanto oo Xabsiga la dhigay.

0
Muqdisho,Ciidamo ka tirsan Nabad sugida dowlada ayaa goordhaw xabsiga dhigay Fanaan lagu magacaabo Abdi dhaanto. Fanaanka ayaa la sheegay in muuqaal facbook uu soo galay...

Sheekh Shaakir”Dowladu waxaa ay rabtaa in Galmudug ka dhigto xaafad ka mid ah Muqdisho”.

0
Dhuusa,Mareeb, Sheekh Shaakir oo ka mid ah Madaxda ahlu sunna ee Gobolada dhexe ayaa si weyn u cambaareeyay dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya. Sheekh shaakir...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...