27.1 C
Mogadishu
Wednesday, April 8, 2026
Home 2020

Yearly Archives: 2020

Madaxweyne Farmaajo oo kulan la qaatay Gudiga Cunaqabateynta Hubka ee Soomaaliya (SAWIRO).

0
Muqdisho, Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Mohamed Abdullahi Farmaajo ayaa maanta kulan la qaatay Gudiga cunaqabateynta QM u qaabilsan hubka ee arimaha Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa u...

Kaaliyaha Xoghayaha Arimaha Dibada Mareykanka oo yimid Muqdisho (SAWIRO).

0
Muqdisho,Kaaliyaha xoghayaha Arimaha dibadda Mareykanka ee Arimaha Afrika Tibor P. Nagy ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho. Kaaliyaha ayaa kulan la qaatay Ra,isul wasaare kheyre. Tibor...

Alshabaab oo ka hadashay Ninki ay soo bandhigeen Hay,adda NISA.

0
Muqdisho,Alshabaab ayaa ka hadashay xiriirka kala dhaxeeyay shaqi shalay Hay,adda Nabad sugida soo bandhigeen. Sarkaal sare oo ka tirsan Al-shabaab oo la hadlay warbaahintooda ayaa...

Villa Somalia oo xaqiijisay in Abdirahman Guulwade xilki uu hayay iska casilay.

0
Muqdisho,War goordhaw la soo dhigay Twitter-ka Madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu shaaciyay in Abdirahman Guulwade idka casilay xilkii uu ka hayay Gudiga dib u heshiisiinta...

Abdirahman Guulwade”sax ayay aheyd diyaaradihii lagu garaacay Hargeysa”.

0
Muqdisho,Abdirahman Guulwade oo ka mid ah gudiga wada hadallada Soomaaliya iyo Somaliland ayaa shaaca ka qaaday in sax aheyd duqeyntii loo geystay deegaano ka...

Haweeneyda ugu taajirsan Qaarada Afrika oo dacwad culus lagu soo oogay.

0
Dacwad oogaha guud ee dalka Angola ayaa ballan qaaday inuu waddo kasta oo suuragal ah uu u mari doono sidii uu dalka dib ugu...

Nin maseer dartiis isugu qarxiyey Xaflad Aroos.

0
Khartoum: ugu yaraan toban qof, oo ay ku jiraan caruur, ayaa ku dhintey dhowr iyo tobanna waa ay ku dhaawaceen kadib qarax ka dhacay...

Indha Cadde oo sheegay in AL-Shabaab ay ku milmeen Hay’addaha dowlada.

0
Muqdisho : Jeneraal Yuusuf Maxamed Siyaad Indha cadde Wasiiru dowlihii hore ee Wasaaradda Gaashaandhigga Somaliya ayaa sheegay Al Shabaab inay ku jiraan meel kasta...

Faah`faahin ayaa ka soobaxeeyso Diyaarado dagaal oo duqeeyay Sh/Hoose Iyo Jubbada Dhexe

0
Jubbada Dhexe :Duqeynta ayaa waxaa laga fuliyay deegaanada kala ah Saakow iyo deegaano u dhaxeeya Jilib iyo Bu’ale oo ka tirsan Gobolka Jubbada Dhexe,...

Trump oo Xayiraad Kusoo Roggaya 4-dal oo Afrika ah.

0
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa qorsheynaya in afar dal oo Afrikaan ah uu kusoo roggo xayiraad dhanka socdaalka ah, sida ay ku warrantay warbaahinta...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...