Home 2020
Yearly Archives: 2020
Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo ka dhaceysa Dhuusa-Mareeb.
Waxaa Maanta lagu wadaa in Magaalada Dhuusa-mareeb ka dhacdo doorashada Gudoomiyaha baarlamaanka Galmudug.
Doorashadan ayaa ah mid si weyn indhaha loogu haayo isla markaana la...
Libya’s Haftar secretly flies to Greece ahead of Berlin summit
Military commander signals willingness to attend summit in Germany, that includes Pompeo and other major players.
Military commander signals willingness to attend summit in Germany,...
Kulamo gaar gaar ah oo caawa ka socda Dhuusamareeb.
Wararka Naga soo gaaraya Magalada Dhuusa-mareeb ayaa sheegaya in caawa halkaasi ka socanayaan kulamo gaar gaar ah.
Kulamadaan ayaa ah mid ay musharaxiinta xilka gudoomiyaha...
Waxaa gabi ahaanba bur bura shirkii nabadeenta ee ka socday magaalada Moscow ee dalka...
Waxaa gabi ahaanba fashilmay wadahadaladi dalalka Libiya iyo Turkiga ugasocday dalka Ruushka kaasi oo luguwaday in ay kasoo baxaan wadahaddalo wax kuóol ah.
Dowlada Turkiga...
Muuse biixi oo la kulmay safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya (Sawiro).
Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Ayaa kulan la qaatay safiirka dowlada Ingiriiska ee Soomaaliya Amb. Ben Fender.
kulankaan ayaa ahaa mid ka dhacay xarunta Madaxtooyada...
Mid ka mid ah Ilaalada Gudoomiye ku xigeenka Kaaran oo la toogtay.
Askari ka tisanaa Ilaalada Gudoomiye ku xigeenka Degmada Kaaran ayaa xalay lagu dilay demada Shibis ee Gobolka Banaadir.
Xiligi la dilayay askarigan ayaa la sheegay...
Ahmed Madoobe oo si diiran loogu soo dhaweeyay Boosaaso.
Madaxweynaha Jubaland Ahmed Madoobe ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweyay Magaalada Boosaaso.
Wafdiga Madaxweynaha waxaa soo dhaweyay Madaxweynaha Puntlnad iyo xubno ka tirsan Maamulkiisa.
Booqashada...
FRP oo ku hanjabay in ay isaga bixi doonaan Xukuumada Erna Solberg.
Xisbiga Fremskrittsparti (FRP) ayaa maanta soo saaray war sababay in warbaahinta ka howl gasha gudaha Norwey aad uga hadlaan.
Wasiirada Ganacsiga ahna Gudoomiyaha Xisbiga FRP...
Xildhibaan Fiqi’’Galmudug waxay foolanaysaa laba Maamul,,.
Xildhibaan Fiqi oo ka mid ah Xildhibaanada baarlamaanka Federaalka ayaa ka digay khilaafaadka ka jira Galmudug sababi karto in halkaas looga dhawaaqo laba maamul...
Golaha shacabka oo maanta Ansixinaya laba Hindise sharciyeed
Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa maanta kulan ku yeelanaya Magaalada Muqdisho
Kulanka ayaa ah mid looga hadlayo ilaa saddex Ajende kuwaas oo kala ah;
1. U Codeynta...