28.9 C
Mogadishu
Saturday, June 21, 2025
Home 2020

Yearly Archives: 2020

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo gaaray Baydhaba oo si diiran...

0
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo Maanta gaaray Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa la kulmay Madaxweynaha koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan...

Musharixiinta u Tartameysa Xilka madaxweynaha Soomaaliya oo Maalintii labaad uu shir uga socdao Muqdisho

0
maalintii labaad ayaa Hoteelka Jazeera ee magaalada Muqdisho ka soconaya shirka Musharixiinta iyo siyaasiyiinta mucaaradka kaas o la shalay la Furay Musharixiinta shirka ka qeybgalaya...

Dawlada Norway oo ka soo horjeesatay Xukun dil oo Maxkamad ku Taala Somaliland ay...

0
Dowladda Norway ayaa war r ka soo saartay xukun dil ah, oo maxkamad ku taalla Somaliland ay ku ridday muwaaddin haysta Dhalashada Waddanka Norway. Wasiirka...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo maanta Safarkiisii ugu horeeyay ku Tagaya Magaalada Baydhaba.

0
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa safarkiisii ugu horeeyay tan & markii xilka Ra'isal Wasaare loo magacaabay maanta ku tagaya Magaalada Baydhabo ee...

Maxaa ka soo baxay kulan magaalada Muqdisho ay ku yeesheen Musharax Cabdi Kariin Xuseen...

0
Musharax Madaxweyne C/kariin Xuseen Guuleed ayaa kulan la qaatay Guddoomiye yaasha Aqalka Sare iyo Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka. C/kariin Guuleed ayaa sheegay labada Guddoomiye...

Madaxweyne Xasan sheekh oo shaaciyay in Milkiilaha Dawlada Federaalka uu yahay Fahad yaasiin

0
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xassan Sheekh Maxmuud oo ka qeybgalay Barnaamij Talo wadaag oo su'aalo lagu weydiinayay ayaa sheegay in milkiilaha dowladda hadda jirta...

Kheyre oo sheegay in khilaafka doorashada uu sababi karo dagaal ka dhaca dalka sida...

0
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ahna musharax Madaxweyne oo Maanta dib ugu soo laabtay Muqdisho ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee...

Eedeeyn loo jeediyay Wasaarada Maaliyda iyo Shirkadda Favori ee maamusha garoonka diyaaradaha ee Muqdisho

0
Ka dib shir ay Magaalada Muqdisho ku yeesheen isutaga Shirkadaha diyaaradaha Soomaaliyeed ayay Eedeyn Ugu Jeediyeen Wasaarada Maaliyada iyo shirkadda Favori ee Maamusha garoonka...

Musharrax Madaxweyne Daahir Maxamuud Geele oo lagu soo dhaweeyay muqdisho Arimo badana ka hadlay

0
Musharax Madaxweyne Daahir Maxamuud Geelle ayaa Maanta lagu soo dhaweeyay Magaalada Muqdisho IsaMusharrax Daahir Maxamuud Geele oo la hadlay Taageerayaasha Xisbiga DAN-QARAN ayaa sheegay in...

Duqeeyn Culus oo loo geystay Caasimada Gobolka Amxaarada

0
Wararka ka imaanayo dalka Itoobiya waxay sheegayaan in xaley gantaallo lagu garaacay caasimadda gobolka Amxaarada ee Bahirdar xilli uu dagaal ka socda gobolka Tigray,sida...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...