Home 2020
Yearly Archives: 2020
shil Baabuur oo khasaare dhimasho iyo dhaawac ah sababay oo ka dhacay puntland
Wararka ka imaanaya degmada Dangoroyo ee Gobolka Nugaal, , ayaa sheegaya in halkaasi uu xalay ka dhacay shil gaari oo dhimasho iyo dhaawac gaystay.
Gaari...
Alshabaab oo shaacisay in ay la waregeen Degaan Muhiim oo Galmudug ka Tirsan
Al-shabaab ayaa sheegtay in ay xalay la wareegeen degaanka lagu magacaabo Ceeldheer oo kaabiga ku haya magaalada Dhuusamareeb ee Xaruunta dowlad goboleedka Galmudug.
Al-shabaab waxay...
Gudoomiye Mursal oo Magacaabay Gudi soo baara Saameynta Cudurka Covid19 uu kun yeeshay Dalka...
Guddoomiyaha golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa magacaabay guddi KMG ah oo loo xil saaray soo diyaarinta saamaynta cudurka...
Madaxweyne Cali Guudlaawe oo u Mahadceliyay Cid kasta oo ka qayb qaadatay doorashadii...
Madaxweynaha Cusub Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) oo warbaahinta la hadlay, ayaa u mahadceliyay
Madaxweynaha Cusub Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) oo warbaahinta...
Ciidanka Booliska Puntland laba wiil dhalin yaro ah ku dilay Magaalada Boosaaso
Ciidanka Booliiska Puntland ayaa Boosaaaso ku dilay laba wiil oo dhalinyaro ah, kuwaas oo qayb ka ahaa dagaal xaafadeed dhexmaray dhalinyaro Laba Garab ah,...
Xog: Dawlada Itoobiya oo Ciidankii Ugu badnaa kala baxaysa Soomaaliya
Dowladda Itoobiya ayaa gudaha Soomaaliya kala baxaysa in ka badan saddex kun oo askari kuwaas oo xoojin u ahaa Ciidamada AMISOM sida laga soo...
Maxaa looga hadlayaa Kulanka Xildhibaanada Golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliya?
Xildhibaanada Golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa kulankoodii caadiga ahaa caadiga ahaa ku leh xaruntooda Villa Hargeysa ayaa ka doodaya hindise sharciyeedka beeraha.
Xildhibaannada Golaha shacabka...
Maamulka Jubland oo ka hadlay Mowqifkooda ku Aadan Doorashooyinka Soomaaliya
Maamulka Jubaland ayaa war-saxaafadeed kasoo saaray mowqifkiisa ku aadan doorashadii madaxweynaha HirShabeelle ee lagu doortay Cali Guudlaawe.
Qoraal kasoo baxay xafiiska madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed...
Xukuumadda Soomaaliya oo baaq ka soo saartay Colaad Beeleedyada ka jira degaano ka Tirsan...
Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed (Qadar) Mahadi ayaa oo ku hadlayay magaca dowladda federaalka soomaaliya ayaa ku baaqday in la joojiyo...
Madaxweyne Farmaajo oo Saxiixay Heshiiskii Siyasadeed ee Doorashooyinka Dadban labada Aqal Baarlamaanka Soomaaliya ay...
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay Heshiiskii Siyaasadeed ee Doorashooyinka Dadban kaas oo Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ay si wadajir...