Home 2020
Yearly Archives: 2020
Maxkamada Ciidanka Jubland oo Xukun ku riday wiil dhalinyaro ah oo lagu...
Maxakamadda ciidamada Qalabka Sida ee Jubbalanad ayaa xukun ku riday EEdeeysanaee Deeqow Caliyow Kuusow oo kamid ahaa Raggii ka qeyb qaatay weerarkii Hotel Madiina...
Sarkaal ka Tirsan Ciidanka Soomaliland oo lagu dilay Magaalad Hargeysa
Wararka ka imaanaya magaalada Hargeysa, ayaa sheegaya in xalay lagu dilay sarkaal tirsan Ciidanka Milateriga Somaliland.
Kooxo hubaysan ayaa Xalay Magaalada Hargeysa ku toogtay sarkaalka,...
Qoor Qoor oo Magacaabay Xubnaha Cusub ee Garsoorka Galmudug
Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa magacaabay mas’uuliyiin ka mid noqonaya hay’adda garsoorka Galmudug.
Wareegto kasoo baxday xafiiska madaxweyne Qoorqoor ayaa lagu magacaabay...
Qaar ka Tirsan Isgoyska Magaalada Muqdisho oo dhagxaantii laga qaaday
Waxaa xalay la qaaday dhagaxaantii ku xirnaa bartamaha Muqdisho kuwaas oo ay dhibaato ku qabeen Shacabka Muqdisho.
Isgoysyada dhagxaanta laga qaaday waxa kamid ah sanca siinay,...
Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo ka Mamnuucay Xildhibaan ka Tirsan Baarlamaanka Galmudug in uu ka...
Gudoomiyaha Baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal ayaa fadhiyada Baarlamaanka maamulkaasi ka mamnuucay Xildhibaan Cabdulaahi Axmed Calasow.
Qoraal ka soo baxay Xafiiska Gudoomiyaha...
Madaxweyne Farmaajo oo qaabilay Ehelada Marxuum Cali Khaliif Galeyr
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan tacsi ah la qaatay ehelada iyo qoyska Ra’iisul Wasaarihii Hore ee dalka Marxuum Cali...
Madaxweyne Farmaajo oo Umada Soomaaliyeed Ugu Hambalyeeyay Maalinta Calanka
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Maalinta Calanka ee 12-ka Oktoobar ayaa Alle naxariis u weydiiyey dhammaan...
Maxkamada Ciidanka qalabka Sida oo maanta Xukun riday dhalinyaro lagu soo Eedeeyay Alshabaab...
Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ee Dawlada Federaalka Soomaaliya maanta ayaa xukun ku riday labo nin oo lagu eedeeyay in ay ka...
Dhageyso Siyaasi Maxamed Ismaaciil oo ka hadlay Heshiiskii laga gaaray doorashooyinka
Gudoomihii hore Degmada Kaxda Maxamed Ismaciil kana Tirsan Siyaasiyiinta ka soo jeeda gobolada Jubbooyinka ayaa ka hadlay Heshiiskii dhawaan lagu gaaray magaalada Muqdisho ee...
Maxakamada Darajada Koowad ee Puntland oo Xukun ku riday Dhalinyaro lagu Eedeeyay in Shabaab...
Maxkamadda darajada kowaad ee ciidamada qalabka sida iyo denbiyada culus ee gobollada Nugaal iyo Sool ayaa xukun ku riday lix dhallinyaro ah oo lagu...

























