25.7 C
Mogadishu
Saturday, June 21, 2025
Home 2020

Yearly Archives: 2020

Dhageyso: Wasiir Beyle oo beeniyay War ka soo yeeray Ra,iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya...

0
Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaliya ayaa beeniyay hadal dhawaan ka soo yeeray Ra,iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya  Xassan Cali Kheyre...

Dawlada Jabuuti oo wafdi Xaqiiqo Raadin ah u dirtay Xadka Mandheera iyo Balad Xaawo

0
Dowladda Jabuuti oo loo xil saaray inay hakiso sii xumaashada khilaafka diblomaasiyadeed ee Soomaaliya iyo Kenya ayaa wafdi xaqiiqo raadin ah u dirtay xadka...

Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo Cambaareeyay Rasaas lagu riday shacab maanta dibadbax dhigayay

0
Hoggaamiyaha xisbiga Wadajir kana mid ah musharaxiinta Madaxweynaha Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa si kulul u cambaareeyay rasaas lagu furay dad banaanbax loogaga soo horjeedo Madaxweyne...

Maraykanka oo duqayn ku dilay xubno ka Tirsan Alshabaab

0
Taliska Mareykanka ee Africom oo kaashanayo Dowladda Federaalka ee Soomaaliya  ayaa qaaday duqeyn cirka ah oo lagu bartilmaameedsaday xarun ay leeyihiin al-Shabaab oo ku...

Faah Faahino ka soo baxaya Dagaal ka dhacay Degmada Waajid ee gobolka Bakool

0
Wararka ka imaanaya gobolka Bakool ayaa sheegaya in Al Shabaab ay weerar ku qaadeen saldhigga ciidamada Itoobiya ay ku leeyihiin garoonka diyaaradaha degmada Waajid. Dad...

Soomaali ku xayirnaa in muda ah Libya oo dalka dib loogu soo celiyay

0
Dhallinyaro Soomaaliyeed oo ku xanibnaa dalka Libiya ayaa lagu guuleystay in dalkooda Hooyo dib loogu soo celiyay, waxaana howshan is ka kaashaday dowladda Federaalka...

Xidigaha Xulka Galmudug oo afka ciidda u daray dhigooda Hirshabeelle

0
Kulanka ka tirsan tartanka kubadda cagta ee dowlad goboleedkada oo ka soconaya magaalada Muqdisho ayaa waxaa galabta foodda is daray xulalka kubadda Cagta Hirshabeelle...

Midow Musharixiinta oo ku amaanay Qoor-qoor mowqifkiisa ku aadan hanaanka siyaasada dalka

0
  Kadib hishiis qote dheer oo dhexmaray labada maa-muul ee Puntland iyo Galmudug kavsi oo dhexmaray madaxda maa-muladaas Said Abdullahi Dani iyo dhigiisa Ahmed Kaahiye...

Cabdi Xaashi oo ka hor yimid Xeer uu maanta saxiixay Madaxweyne Farmaajo (Akhriso)

0
Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi ayaa sharci daro ku tilmaamay xeer uu maanta saxiixay Madaxweyne Farmaajo oo dib u dhigaya ansixinta Wax ka beddelka...

Madaxweyne Farmaajo oo Xeer Madaxweyne ku dib dhigay Ansixinta Wax ka beddelka Dastuurka

0
Muqdisho, Diseembar 24, 2020: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay Xeer Madaxweyne oo dib u dhigaya ansixinta Wax-ka-beddelka Dastuurka Kumeel...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...