Home 2020
Yearly Archives: 2020
Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay Sababta uu ugu Tanaasulay Madaxda Dawlad goboleedyada
Madaxweynaha Dawlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyey munaasabad casho sharaf ah oo uu ku maamuusay Madaxda ka qeyb gashay shirkii...
Madasha xisbiyada oo ku baaqday in Saamileyda Siyaasadda qeyb ka noqdaan guddiyada doorashada
Madasha Xisbiyada Qaran ayaa soo dhoweysay qodobadii ka soo baxay shirkii lagu qabtay magaalada Muqdisho kaasi oo laga soo saaray qodobo la xiriira arrimaha...
Dhageyso : Xisbiga Midnimo Qaran oo soo dhaweeyay Magacaabista Ra,iisal Wasaaraha Cusub.
Gugoomiye Ku Xigeenka Xisbiga Midnimo Qaran Ibraahim Saalax Deyfullaah ayaa soo dhaweeyay Magacaabista Ra,iisal Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble
Mudane Ibraahim Saalax Deyfullah...
Waa Kuma Ra,iisal wasaaraha Cusub ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble Halkaanka Akhriso...
Ra’iisal Wasaaraha cusub ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble waxa uu ku dhashay Degmada Hobyo ee Gobolka Mudug, taariikhdu markii ay ahayd Bishii 10-aad ee...
Siyaasi Cabdi Raxmaan Cabdi shakuur oo soo dhaweeyay Magacaabista Ra,iisal Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya
Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir Party Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame ayaa soo dhaweeyay Magacaabista Ra,iisal wasaaraha Cusub ee Soomaaliya
Qoraal uu soo dhigay Bartiisa Face buugga ayuu...
Muxuu Xasan Cali Kheyre ka Yiri, Magacaabista Ra,iisal Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya ?
Ra,iisal Wasaarihii hore Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa ka Soo dhaweeyay Magacaabista Ra,iisal wasaaraha Cusub ee Soomaaliya, oo xalay uu ku dhawaaqay Madaxwayne Maxamed...
DEG DEG:Madaxweyne Farmaajo oo ku dhawaaqay Ra,isul wasaare.
Muqdisho, Sebteembar 17, 2020: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si waafaqsan qodobka 90-aad ee Dastuurka Kumeelgaarka ah waxa uu magacaabay...
Xildhibaan Nuur Xaashi oo Caawa Lagu dilay Magaalada Jowhar
Wararka ka Imaanaya Magaalada Jowhar ee Xaruunta Dawlad goboleedka Hirshabeele ayaa sheegaya in Caawa Halkaas lagu dilay Alle ha U Naxariistee Xildhibaan Nuur Xaashi...
War Murtiyeed laga soo saaray shirkii ka socday Magaalada Muqdisho iyo Heshiis laga gaaray...
Shir ay yeesheen Madaxda Dowlada Federaalka ah iyo Dowladaha Xubnaha ka ah oo uu shir guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo,...
Dawlada Federaalka oo Cambaareeysay Dilkii ka dhacay gobolka Shabeelaha Dhexe
Sii haayaha Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda xil gaarsiinta Mahdi Maxamed Guleed Khadar ayaa cambaareeyey fal dil ah oo ka dhacay degmada raage Ceelle ee Gobolka...

























