Home 2020
Yearly Archives: 2020
Qoor Qoor oo dib Ugu Soo laabtay Muqdisho lana Kulmay Safiirka Maraykanka ee Soomaaliya
Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor oo maanta dib ugu soo Noqday magaalada Kulan la qaatay Safiirka Soomaaliya u Fadhiya Dowladda Maraynkanka Danjire...
Madaxweynaha Jubland oo ku Amray Hay,adaha Amniga Jubland in ay baaraan Qaraxii shalay ka...
Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa kulan deg deg ah la qaatay Sarakiisha Hay’adaha Amniga Maamulkaas kadib Qaraxii shalay ka dhacay kismaayo.
Madaxweynaha Jubland Axmed...
Taiwan oo Culeysyo kala kulantay Xiriirka Soomaaliland
Wasiirka arrimaha dibedda Taiwan Joseph Wu ayaa sheegay inay Culeysyo Siyaasadeed oo xoogan ay kala kulmeen xiriirka cusub ee ay la sameysteen Somaliland, xili...
Sheekh C/qaadir Soomoow oo Si Kulul U Canaantay Wasiir Goodax
Sheekh Cabdiqaadir Sheekh Soomow oo ka mida ah Culimada Soomaaliyeed ee Ku Sugan magaalada Muqdisho ayaa eedeyn culus u jeediyay Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya Cabdillaahi...
Maxaa ka Jira in Xubno ka Tirsan shabaab ay u gudbeen Soomaaliland
Warar hoose oo soo baxay, ayaa xaqiijinaya in xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab ee ku sugan buuraleyda Galgala ay todobaadkii hore u gudbeen dhinaca...
Xog: Madaxweyne Qoor Qoor Xubno ka Tirsan Imaaraadka Carabta kula kulmay Magaalada Nairo
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor oo shalay galab safar aan la shaacin ku tagay magaalada Nairobi ayaa Xalay kulan Halkaasi kula qaatay Saraakiil...
Yaa ka Dambeeya Dilalka Qorsheysan ee ka dhaca Soomaaliya?
Dawlada Qatar oo lagu Eedeeyay in ay ka dambeyso Dilalka qorsheysan ee ka dhaca Soomaaliya
Danjire Maxamed Caalim oo ah Aqoon yahan Soomaaliyeed Islamarkana Falanqeeya...
Madaxweyne Farmaajo oo ka Tacsiyadeeyay Qaraxii ka dhacay Magaalada Kismaayo
Madaxweynaha Dawlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray qoysaska iyo ehelada muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku naf waayey qarixii argagixisanimo ee ka...
Puntland oo Faah Faahin ka bixisay Askari Dad shacab ah dilay
Maamulka gobolka Mudug ee Maamulka Puntland ayaa ka ka war bixiyay 3 qof oo Rayid ah oo maanta lagu dilay Waqooyiga magaalada Gaalkacyo.
Guddoomiyaha gobolka...
Madaxweyne Axmed Madoobe oo Socdaal deg deg ah ku gaaray Magaalada Kismaayo
Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa u kictimay Magaalada Kismaayo si uu uga qeybgalo aaska marxuum Shaafi Raabi Kaahin oo kamid ah...

























