Home 2020
Yearly Archives: 2020
Gudoomiyaha gobolka Banaadir oo baaq u jeediyay shacabka Ganacsatada iyo shacabka Magalada Muqdisho
Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Cumar Finish ayaa xadriga ka jaray Xarunta Degmada Warta Nabada Ex Wardhiigleey
Xaruntan ayaa ku...
Soomaaliland oo baareysa halista Caafimaad ee ay keeni karaan Taawarada shirkadaha Isgaarsiinta
Somaliland ayaa sheegtay inay bilaabayso baarista halista caafimaad ee ay keeni karaan anteenada ama taawarrada shirkadaha isgaadhsiinta.
Soomaaliland ayaa soo iibsatay qalab lagu ogaanayo awoodda...
puntland oo ku guuleysatay dib u habeynta Diiwaan gelinta ciidanka Gaalkacyo
Guddiga Dib u-habaynta Ciidamada Puntland ,ee uu madax ka yahay Wasiirka Maaliyadda maamulkaasi puntland Xassan Shire Abgaal, ayaa sida la sheegay ku guulaystay Xallinta...
Madaxweyne ahaan, Mr Ramaphosa ayaa qalqal geliyay sumcaddiisa ku aaddan hagaajinta siyaasadda Koofur Afrika...
Saraakiisha xisbiga talada haya ee Koofur Afrika ayaa sheegay in Madaxweyne Cyril Ramaphosa uu hor imaan doono guddiiga anshaxa si uu uga jawaabo su`aalo...
Maamulka Magaalada Cadaado oo soo saaray digniin ku socota Shacabka
war kasoo baxay Maamulka Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa lagu joojiyay laguna mamnuucay Guud ahaan in qashin lagu daadiyo dhabarka dambe ee...
Xog: Madaxdii ka qayb gashay shirkii Dhuusamareeb3 oo la sheegay in aan looga yeerin...
Shirka Magaalada Muqdisho ay ku yeelan doonaan madaxweyne Farmaajo iyo madaxda Jubaland iyo Puntland ayaa la filayaa in heshiis cusub looga gaaro doorashooyinka dalka...
Maareeyaha Hay,adda Duulista Hawada Soomaaliya oo gaaray magaalada Baladweyne+ Sawiro
Mareeyaha Hay'adda Duulista Hawada Soomaaliya Axmed macalin xasan iyo wafdi u hogaminaayo ayaa ka dagay garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Beledweyne, waxaana halkaas kuso dhaweyey...
Madaxda Maamulada Puntland iyo Jubland oo si rasmi ah loo shaaciyay Socdaalka Magaalada Muqdisho
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maalinta Talaadada beri ah oo ku soo wajahan Magaalada Muqdisho, oo socdaalkii ugu horreeyay uu ku imaan doono...
Maxaa looga Hadlaya kulanka Xildhibaanada Golaha shacabka Maanta ay ku yeelanayaan magaalada Muqdisho?
Xildhibaanadda Golaha Shacabka Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maaanta lagu wadaa in ay kulan ku yeelanayaan xaruntooda Ku
meel gaarka ah ee Villa Hargeysa,si ay u...
Fahad Yaasiin oo rabo in Ali Guudlawe oo kadhigo Madaxweynaha Hiirshabelle
Iyadoo afartii sano ee loo asteeyay Maamulka Hiirshabelle ay ka hartai wax kayar bil ayaa waxaa isi sootahay siyaasiyiin iyo musharaxiin iskudiyaarinayo qabashada xilka...

























