25.9 C
Mogadishu
Sunday, June 22, 2025
Home 2020

Yearly Archives: 2020

Abaabul Siyaasadeed oo caawa ka bilaawday Magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan

0
  Abuubul siyaasadeed oo ka dhan ah dhismaha cusub ee maamul goboleedka hirshabelle ayaa ka biloowday caawa magaalada Beledweyne. Qurba joog iyo siyaasiyiin badan ayaa kusoo...

Ciidanka Booliska Magaalada Jowhar oo soo qabtay Aabe Wiilkiisa dilay

0
Taliska Ciidamada Booliska Magaalada Jowhar ee Xaruunta Maamul goboleedka Hir shabeele ayaa sheegay in ay gacanta ku soo dhigeen Aabe wiilkisa xalay ku dilay...

Maxkamada Gobolka Banaadir oo xukun ku riday Ganacsade Caan ka ah Magaalada Muqdisho

0
Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta oo Axad ah xukun xabsi iyo ganaax isugu jira ku riday ganacsade caan ka ahaa magaalada Muqdisho. Cabdullaahi Axmed Maxamed...

Kusimaha Ra,iisal Wasaaraha Soomaaliya oo kulan la qaatay khuburo dhaqaalaha ku Takhasustay

0
Ra’iisal wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ahna siihayaha xilka Ra’iisal wasaaraha dalka       Mahdi Maxamed Guuleed khaddar  ayaa maanta kulan la qaatay...

Odayaasha Dhaqanka Beelaha Hawiye oo loo diiday Socdaal ay ku tagi lahaayeen Magaalada Hargeysa

0
Waxaa magaalada Muqdisho kulan Warbaahineed ku qabtay Qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka Beelaha Hawiye, oo sheegay in loo diiday inay safar ku tagi...

Madaxweyne Deni oo Xill Magacaabis iyo ka qaadis sameeyay

0
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa  xilalkii ka qaaday xubno ka tirsan maxkamadda sare ee ciidamada qalabka sida iyo danbiyada culus, sidoo kale magacaabay...

Madaxa Hawlgalka Amisom iyo Madaxweyne Ku xigeenka Galmudug oo kulan wadayeeshay

0
Madaxweyne ku xigeenka Maamul Goboleedka  Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Madaxa Hawlgalka Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM Francisco...

Dawlada Maraykanka oo soo masaafurineysa Muwaadhin Soomaali ah oo lagu Eedeeyay in Alshabaab uu...

0
Maxamed Cabdiraxmaan Cusmaan oo ah “sarkaal ka tirsan ururka Alshabaab” oo iska dhigay qaxooti ayaa toddobaadkii tegay lagu xukumay dalka Mareykanka, kadib markii uu...

Soomaaliya oo noqotay Dal lagu soo Tusaale qaato iyo siyaasi Lubnaani oo meel uga...

0
Mid ka mid ah siyaasiyiinta ugu caansan dalka Lubnaan ayaa hadal meel ka dhac ku ah Soomaaliya ka sheegay taleefishin Turkish ah, xilli uu...

Dawlada Federaalka Soomaaliya oo Eedeen U Jeedisay Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

0
Danjiraha Soomaaliya u fadhiya QM Abuukar Daahir Cusmaan “Abuukar Baalle” ayaa eedeyn culus u jeediyey islamarkaana ashtako ka muujiyey xafiiska QM ee Soomaaliya UNSOM...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...