25.9 C
Mogadishu
Sunday, June 22, 2025
Home 2020

Yearly Archives: 2020

Farmaajo oo garan la` cida oo u Magacaabilahaa  Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya

0
Muddo bil ka badan ayaa laga joogaa markii baarlamaanka Soomaaliya ay xilka ka qaadeen ra’iisul wasaarihii hore, Xassan Cali Kheyre. Kheyre oo xil ka qaadis...

Wabiga Shabeelle oo kufatahay Magaalada Beledweyne  ee gobolka Hiiraan

0
Wabiga Shabeelle ayaa saacadahii la soo dhaafay fatahaahado hor leh ka sameeyay qeybo kamid Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan, iyada oo saameyn weyn...

Qaybta VIP-da ee Stadium Muqdisho oo la dhameystirayo (SAWIRRO)

0
Wasaarada dhalinyarada iyo cayaaraha soomaaliya ayaa sheegtay in ay xiligaan ku hoolantahay diyaarinta qaybta VIP-da ee Garoonka Kubadda Cagta ee Stadium Muqdisho. Gaadiidka xamuulka ayaa...

Maxkamadda G/Banaadir oo xukuno adag ku riday mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda

0
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa markale waxaa ay Maanta oo Khamiis ah xukuno isugu jira xarig iyo ganaax lacageed ku riday shaqsiyaad u shaqeeya dowladda...

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo gaaray Dhuusamareeb & u jeedka oo la shaaciyay

0
Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug waxaa gaaray wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdillaahi, iyada oo siweyn halkaasi loogu...

Dowladda Qatar oo taageero horleh u balan qaaday Maamulka Galmudug

0
Madaxweyne kuxigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug Cali Dahir Ciid oo maalmahaan ku sugan Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ayaa kulan gaar ah waxaa uu la...

Dowladda Qatar oo taageero horleh u balan qaaday Maamulka Galmudug

0
Madaxweyne kuxigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug Cali Dahir Ciid oo maalmahaan ku sugan Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ayaa kulan gaar ah waxaa uu la...

Dagaalo ka dhacay Gobolka Shabeellaha Hoose & khasaaro ka dhashay

0
Dagaaladaan oo geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa waxaa ay ka kala dhaceen degmooyinka Baraawe iyo qoryooleey ee Gobolka Shabeellaha Hoose,waxaana ay...

Madaxweynaha dalka Nigeria   oo ka gudoomay waraaqadi aqoonsiga Safiirka Soomaaliya ee dalka Nigeria 

0
Madaxweynaha Dalka Nigeria Muhammadu Buhari ayaa si rasmi ah uga guddoomay warqadaha aqoonsiga Safiirnimo ee safiirka Dowladda Soomaaliya u fadhiya dalkaasi Danjire Jamaal Maxamed...

Booliiska Soomaaliya oo baaritaano ka sameeyay degmada Hiliwaa ee Gobolka Banaadir.

0
Booliiska gaarka u tababaran ee Haram-cad ayaa xalay howlgalo baaris ah ka sameeyay Degmada Hiliwaa ee Gobolka Banaadir, waxa ay soo qabteen shaqsiyaad ay...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...