Monthly Archives: January 2021
Itoobiya oo shaacisay Magacyada Saraakiil ay ka dishay Tigreega
Wasaaradda Gaashaandhigga ee dalka Itoobiya ayaa soo saartay liiska saraakiil ay sheegtay in laga dilay xisbiga Tigray-ga ee TPLF.
Saraakiishaas ayaa ku dhintay howlgalkii dhawaan...
Mustaf Dhuxulow oo ku eedeeyay Madaxweyne Farmaajo Burburinta Dowlad Goboledyada
Xildhibaan Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow oo ka mid ah Midowga Musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa dowladda Madaxweyne Farmaajo ku eedeeyay inay burburinayso dowlad Goboleedyada.
Waxa uu...
47 -sano ka dib Uk oo si rasmi ah u Macalasaameysay Midowga Yurub
Britain ayaa si rasmi ah uga baxday Midowgii Yurub, ka dib markii muddo afar sano ah ka hor ay shacabka dalkaasi u codeeyeen sidaas.
Waxaa...
Madaxweynaha Waqtigiiso geba-gebada yahay oo saxiixay Sharciga Miisaaniyadda Dowladda
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay Sharciga Miisaaniyadda Dowladda ee 2021 oo ay hore u soo ansixiyey Golaha Xukuumadda Federaalka,...
Madaxweyne Deni oo casumaad u sameeyay musharax M/weeyne Dahir Gelle+Sawirro
Amb-Musharax Madaxweyne Daahir Maxamuud Geelle ayaa maanta ka qeyb galay kulan qado ah oo uu Madaxweynaha Dawladda Puntland H.E Said Abdullahi Deni, ku casumay...
Cumar Filish oo xaflad u sameeyay kooxda Gobolka Banaadir (SAWIRRO)
Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa caawa xaflad dhiirigelin ah u sameeyay ciyaartoyda Gobolka Banaadir.
Kooxda Gobolka...
Laamaha ammaanka oo rag la tuhunsan yahay ku qabtay Muqdisho
Laamaha ammaanka ayaa maanta Magaalada Muqdisho waxay ku qabteen saddex nin oo la tuhunsan yahay, kuwaa oo midkood uu hubeysnaa.
Hawlgal ka dhacay Aargada Degmada...
Jubbaland oo war kasoo saartay xildhibaan Qarax lagu dilay
Madaxweynaha maamulka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa ka tacsiyeey geerida ku timid Allah ha u Naxariistee Xildhibaan Khaliif Haashim Nuur oo Ku dhintay...
Qarax ka dhacay Kismaayo oo , uu ku geeriyooday Xildhibaan.
Waxay faah faahin ka soo baxeysaa qarax xalay ka dhacay Magaalada Kismaayo, oo lagu dilay Allaha u naxariistee Khaliif Haashim Nuur Geeddi oo ka...