25.5 C
Mogadishu
Tuesday, June 24, 2025
Home 2021 July

Monthly Archives: July 2021

Baarlamaanka Puntland oo fasax galay ka hor doorashada Aqalka Sare

0
Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Wakiillada Puntland Cabdicasiis Cabdullaahi Cusmaan oo uu wehliyo  Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Ismaaciil Maxamed Warsame ayaa maanta shir-guddoomiyey fadhiga...

Markab ay leedahay India oo Xeebaha Soomaaliya ka bilaabay Dhoolatus.

0
Markabka Talwar ee ay leedahay Dowladda Hindiya ayaa ku biiray dhoolatus sanadle ah oo ka bilawday Magaalo Mombasa kaas oo soconaya inta u dhaxeysa...

faafaahin:Weerar dad lagu dilay oo ka dhacay Gobolka Mudug

0
Maleeshiyaad hubeysan ayaa xalay Sawdii Dhexe waxaa ay dad Shacabbah ku dileen degaan lagu magacaabo, Dhagxanya-cadde oo ku dhow degmada Galdogob ee Gobolka Mudug. Dadka...

Mid kamid ah Safaaradaha Somalia ku leedahay dalalka Afrika oo Shaqooyinkii hakisay

0
Safaaradda Soomaaliya ee dalka Koofur Afrika ayaa muddo laba isbuuc ah hakisay howlahii ay qabaneysay sababo la xariira xanuunka Covid-19 oo xaalad adag ku...

Jaaliyada Soomaaliyeed ee -Norway oo kulan sagootin iyo casho ah u sameeysay Boqorka Shiribka...

0
Oslo:-Kulankaani oo ahaa mid si aad loosoo gaasimay islamarkaana ay ka soo qeeb galeen qeeybaha kala duwan ee jaaliyada soomaliyeed ee Norway ayaa lagu...

Dhageyso: siyaasi ku baaqay in maxkamad la soo taago madaxweyne farmaajo.

0
siyaasi cabdi barre jibriil oo warbaahinta u waramay ayaa ka hadlay xasiloonidarada ka jirta dalka soomaliya. siyaasi cabdi barre jibriil ahna xildhibaan hore ayaa ku...

Maamulka Dowlad Deegaanka Soomaalida oo sheegay in uu difaacayo shacabka Garba Ciise

0
Xukuumadda Deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya ayaa sheegtay inay difaaci doonaan dadka Soomaalida ah ee deggaanka aagga degmada Garba Ciise iyo deegaannada ku xeeran. “Xukuumaddu...

Booliska Soomaaliya oo soo bandhigay Nin ka tirsan Al-Shabaab oo isku dhiibay

0
Taliska Ciidamada Booliska degmada Garbahaareey ee Xarunta Gobolka Gedo ayaa Maanta waxaa ay soo bandhigeen Xubin ka tirsanaa Ururka Al-Shabaab, kaas oo ay sheegeen...

RW Rooble oo magacaabay guddiga xaqiijinta qoondada haweenka

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa waxa uu magacaabay guddi ka kooban 13 xubnood oo qaabilsan u ololeynta  iyo xaqiijinta qoondada haweenka ...

Xijaar oo is-beddel ku sameeyey mid ka mid ah xilalkii ugu muhiimsanaa taliska booliska

0
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, Jeneraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa maanta xilkii ka qaaday afhayeenkii Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, una magacaabay mid cusub. Taliye Xijaar ayaa...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...