Dhageyso: siyaasi ku baaqay in maxkamad la soo taago madaxweyne farmaajo.

siyaasi cabdi barre jibriil oo warbaahinta u waramay ayaa ka hadlay xasiloonidarada ka jirta dalka soomaliya.
siyaasi cabdi barre jibriil ahna xildhibaan hore ayaa ku eedeeyay madaxweyne farmaajo in khaladaad badan uu dalka iyo dadka soomaaliyeed ka galay sidaas darteedna uu mudayahay in maxkamad la soo taago.
cabdi barre jibriil ayaa sidoo kale ku baaqay in madaxweyne farmaajo laga hor istaago in uu isu soo sharaxo markale dalka soomaaliyeed in uu mdaxweyne ka noqdo.

Hoos ka dhageyso:wareysi dheer.