Monthly Archives: August 2021
Canada oo ballanqaad u sameysay dadka wajahaya hanjabaadaTaalibaan
Dowladda Canada ayaa sheegtay inay qaadan doonto ilaa 20,000 oo qaxooti reer Afghanistan ah, kuwaas oo ay ku jiraan madaxda ururada haweenka, shaqaale dowladeed...
In ka badan boqol kun ruux oo codadkooda ka dhiibtay doorashada Norwey.
Oslo, Dalka Norwey waxaa 10-ka bishan ka bilaabatay in dadweynaha codadkooda doorashada sii dhiiban karaan.
Sida lagu xaqiijiyay wargeyska klartale.no in ka badan boqol kun...
Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyay geerida Gudoomiyihii gudiga Xalinta Khilaafaadka doorashooyinka.
Muqdisho, Ogoosto 13, 2021; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed...
Gudoomiyihii Gudiga xalinta khilaafaadka oo ku geeriyooday Muqdisho.
Muqdisho, Guddoomiyihii Guddiga Xalinta Khilaafaadka ee doorashada C/llaahi Abyan Nuur ayaa ku geeriyooday Magaalada Muqdisho.
Allaha Naxariistee Abdullahi ayaa la xaqiijiyay in uu ku dhacay...
Norwey oo si KMG ah u xirtay qunsuliyadeeda Magaalada Kabul.
Oslo,Dowlada Norwey ayaa shaaca ka qaaday in si KMG ah u xirtay qunsuliyadii ay ku laheyd Magaalada Kabul ee dalka Afganistan.
Wasiirada Arimaha dibada Norwey...
Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo ka hadlay horumarka la taaban karo ee laga...
Ergeyga QM ee Soomaaliya ayaa golaha ammanaka u sheegay in horumar laga gaaray heshiiskii u dhexeeyay dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada oo ujeedkiisu ahaa...
Guddoomiye Cirro : Waxaa loo baahan yahay in la tartamo oo tanaasul la’aan doorashooyinka...
Muqdisho:-Guddiga hirgelinta Doorashooyinka ee Heer Federaal ayaa ka hadlay natiijada doorashada Aqalka Sare ee maalintii shalay ka dhacday Caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb, iyadoo lagu...
UK oo 600 Askari u diri doonta Afganistaan
Wasiirka Difaaca ee dalka UK, Ben Wallace waxa uu sheegay inay Ciiddankaasi taageero ka geysan doonaan sidii loo soo daad-gureyn lahaa Muwaadiniinta UK iyo...
Dhageyso:Golaha Samata bixinta Awdigil oo Cambeerayay Xasuuqii Amisom ay ka geysteen shabeelaha Hoose
Gudoomiyaha Golaha Samata bixinta Awdigil Suldaan Sahariif Cali Xasan Ibraahim ayaa si kulul u Cambaareeyay xasuuqii ciidanka Amisom ay ka geysteen meel u dhow...
Qarax Ka dhacay duleedka Kismaayo & khasaaro ka dhashay
Kismaayo:-Qaraxaan oo ahaa miinada nooca dhulka lagu Aaso ayaa Ciidamo ka tirsan kuwa dowlad Goboleedka Jubbaland waxaa lagula eegtay duleedka Magaalada Kismaayo ee gobolka...