25.4 C
Mogadishu
Monday, June 23, 2025
Home 2021 August

Monthly Archives: August 2021

Dhageyso: Musharax Xildhibaan Cabdulaahi Khaliif Cali oo sheegay in uu si daacadnimo ah ugu...

0
MusharaxXildhibaan Golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Cabdullaahi Khaliif Cali oo degaan doorashadiisa ay tahay Galmudug ayaa ka war bixiyay sababta uu isu soo sharaxay Cabdullaahi Khaliif...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulamo ka wada magaalada Mombasa

0
Ra’iisul Wsaaraha xukumadda FederaxilgaarsiintaMaxamed Xuseen Rooble oo weli kus ugan Magaalada Mombasa ee dalka Kenya  ayaa kulan la qaatay qaar ka mid ah jaaliyadda...

Baarlamaanka Puntland oo doortay 11 kursi ee Puntland ku matalaya Aqalka Sare

0
Magaalada Garoowe ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Puntland waxaa Maanta oo Arbaco ah ka dhacday doorashada Xildhibaannada Aqalka sare ee Puntland ku matalaya dowladda Federaalka,...

Ciidamada AMISOM & kuwa Jubbaland oo howlgal Wadajir ah fuliyay

0
Ciidamada Kenya ee ka tirsan howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa howlgallo lagu xaqiijinayay amniga ay ka sameeyeen degaano...

Dhimashada dabkii ka kacay Algeria oo korortay

0
Ugu yaraan 42 qof oo 25 ka mid ah ay yihiin ciidan ayaa geeriyooday, kaddib markii dalka Algeria uu ka kacay dab baaxadwayn leh. Madaxweynaha...

Ehelka dad ay dileen Ciidanka AMISOM oo caddaalad dalbaday.

0
Ehelka 7-ruux oo Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM gaar ahaan kuwa Uganda ay ku dileen Gobolka Shabeelaha Hoose si gaar ah Golweyn ayaa Dalbaday...

Doorashada Xildhibaannada Aqalka sare oo Maata ka dhaceysa Garoowe

0
Maanta ayaa waxaa lagu wadaa in Magaalada garoowe ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Puntland lagu qabto doorashada 11 Xubnood ee Puntland ku matalaya Aqalka sare,...

Barasaabka Magaalada New York oo is casilayo

0
Barasaabka gobolka New York Andrew Cuomo ayaa maanta ku dhowaaqay inuu is-casilayo kadib markii dhowr haween ah ay u jeediyeen inuu kula kacayo xadgudubyo...

Madaxweynaha Galmudug oo soo saaray liiska musharaxiinta kuraas ka mid ah Aqalka Sare

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa soo saaray liiska musharaxiinta qaar ka mid ah kuraasta xubnaha Aqalka Sare ee Soomaaliya...

Xisbiyada Høyre iyo FRP oo hoos ku dhac ku yimid maalmo ka hor doorashada.

0
Oslo, Xisbiyada hogaaminaya dowlada ayaa hoos u dhac xoogan ku yimid kadib saadaal uu sameeyay TV2. Saadaasha ayaa muujinaysa in xisbiga Høyre helay 18.2% halka...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...