Monthly Archives: August 2021
Trump oo ka soo horjeestay sii deynta galka canshuurihiisa
Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa kahor imaan doona amar dhawaan ka soo baxay Waaxda Caddaaladda Mareykanka oo ahaa in diiwaanka canshuur celintiisa...
Ciidanka xoogga dalka oo soo bandhigay hub iyo rag watay
Ciidamada Qalabka sida ee howlgallada ka wada degaannada Galmudug ayaa waxaa la sheegay inay gacanta ku dhigeeen Saddex Xubnood oo ka tirsan Ururka Al-Shabaab...
Guddiga hirgelinta doorashooyinka oo baaq deg deg ah u diray dowlad Goboleedyada
Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ayaa soo dhoweeyay natiijada doorashadii Aqalka Sare ee shalay ka dhacday magaalada Baydhabo oo ah xarunta ku meelgaarka ah...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo la kulmaya Gudiga doorashooyinka Xildhibaannada Gobolada Waqooyi
Barqanimada Maanta ah ayaa waxaa lagu wadaa in Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta maxamed Xuseen Rooble uu xafiiskiisa kulan kula qaato xubnaha guddiga doorashooyinka xildhibaannada...
Doorashada Guddoonka Golaha Wakiilada Somaliland oo Maanta dhaceysa
Maanta ayaa waxaa lagu wadaa in Magaalada Hargeysa ay ka qabsoonto doorashada Guddoonka Golaha Wakiilada Soomaliland oo maalmihii la soo dhaafay la sheegay in...
Galmudug oo sheegtay inay ka hortagtay musuq maasuq la xiriira Waxbarashada
Wasaarada Waxbarashada Galmudug ayaa shaacisay in ay qabatay arday farabadan oo la doonayey in si muusuq maasuq ah loo bood bootiyo fasalada dugsiyada dhexe...
Militariga Masar oo sheegay inay dileen 80 maleeshiyo ah
Wararka ka imanaya dalka Masar ayaa sheegaya in ciidamada militariga dalkaasi ay laayeen in ka badan 80 ka mid ahaa maleeshiyaad xag jiriin ah...
Samsam Ibraahim Cali oo dib loogu doortay Magaalada Baydhabo
Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxaa Maanta ka bilaabatay doorashada Xildhibaannada Aqalka sare qyebta ka imaaneysa degaannada Koonfur Galbeed.
Doorashada oo ay ku tartamayaan...
Guddoomiyaha Guddiga xalinta khilafaadka doorashooyinka & Xubno kale oo u safray Baydhabo
Guddoomiyaha Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka Soomaaliya Cabdullaahi Abyan Nuur iyo waftdi uu hogaaminayo ayaa saaka u safray Dowlad Goballeedka Koonfur Galbeed.
Xubnahan Guddiga Xalinta Khilaafaadka...
Ciidamada dowladda & kuwa AMISOM oo howlgal Wadajir ah fuliyay
Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya oo ay wehlinayeen kuwo ka tirsan AMISM ayaa howlgal Wadajir ah waxaa ay ka fuliyeen Xaafado ka tirsan...