Monthly Archives: September 2021
SV oo isaga baxay wada hadalada lagu dhisay xukuumad cusub.
Oslo:-Xisbiga Sv ayaa goordhaw ku dhawaaqay in ay isaga baxeen wada hadalada u dhaxeeyay Xisbiyada kale ee AP iyo SP
Gudoomiyaha Xisbiga Audun Lysbakken oo...
Xildhibaan ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland oo la dhaawacay
uldaan Saleebaan (Habaar) oo kamid ah Odayaasha Dhaqanka Somaliland ayaa la sheegay inuu gacanta ula tegay Xildhibaan Axmed-nuur Guruuje oo ka tirsan Golaha Wakiilada...
Cabdi Xaashi oo markale loo doortay Sanoter Aqalka Sare
Xarunta Teendhada Afisiyooni ee Magaalada Muqdisho waxaa ka socota doorashada Aqalka Sare ee Gobolada Waqooyi, waxaana goordhow la doortay Sanoterkii ugu horeeyay.
Kursiga koowaad ee...
Xildhibaan ka tirsan Somaliland oo dhagax lagu dhaawacay + sababta
Wararka naga soo gaaraya magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland ayaa sheegaya in saaka oo Arbaca ah si xun loogu dhaawacay magaaladaasi Xildhibaan Nuur Guruuje...
Qaar kamid ah kuraasta Aqalka Sare ee Gobolada Waqooyi oo Maanta la dooranayo.
Maanta ayaa waxaa lagu wadaa in Teendhada Afisiyooni ee Magaalada Muqdisho inay ka dhacdo doorashada lix kursi oo kamid ah kuraasta Aqalka Sare ku...
Qarax lala eegtay askar Kenyan ah & khasaaro ka dhashay
Qaraxaan oo geystay khasaaro kala duwan ayaa Ciidamo ka tirsan kuwa Kenya waxaa lavula eegtay meelo kamid ah xadka u dhaxeeya Soomaaliya & Kenya,...
Muwaadin Soomaali ah & Gabar u Shaqeyneysay oo lagu dilay Koonfur Afrika
Waxaa xalay Kooxo Burcad Koonfur Afrikaan ah ay gudaha dallaas ku dileen muwaadin Soomaaliyeed oo Ganacsi ahaan u tegay dalkaas iyo Gabar Koonfur Afrikan...
Soomaaliya & Turkiga oo ka wada hadlay la-dagaalanka Al-Shabaab
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukumadda Soomaaliya ahna Senator-ka la doortay Xasan Xuseen Xaaji ayaa ku qaabilay xafiiskiisa u qeybsanaha arimaha Ciidanka Dowladda Turkiga ee Soomaaliya.
Wasiirka...
Diyaaradaha Kenya oo markale duqeyn ka fuliyay Gobolka Gedo
Diyaaradaha dagaalka dalka Kenya ayaa saaka waxaa ay duqeymo culus ka fuliyeen degaano hoostaga degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo, waxaana ka dhashay khasaaro kala...
Sirdoonka Sudan & Daacish oo dagaalamay iyo khasaaraha ka dhashay
Bayaan ka soo baxay Hay’adda Sirdoonka ee dalka Sudan ayaa lagu shaaciyey inuu Iska horimaadkaasi ka dhacay Degmadda Jabarat oo ka tirsan caasimadda...