Monthly Archives: September 2021
Ciidanka dowladda oo howlgal ka sameeyay degaano ka tirsan G/Hiiraan
Ciidanka Kumaandooska Danab ayaa howlgallo kala duwan ka wada deegaano hoos yimaado Degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan.
Howlgalladaan ayaa saraakiisha hoggaamineysa waxaa ay sheegeen in...
Golaha wadatashiga Qaran oo la kulmay Ku-xigeenka Xoghayaha guud ee QM
Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa qaabilay wafdi sare oo ka socday QM oo ay hoggaamineysay Ku-xigeenka Xoghayaha guud ee QM Amina Jane Momamed.
Kulanka...
Rooble oo Amray in aan wax lacag ah laga bixin Khasnadda Dowladda
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa amar ku bixiyay in aan wax kharash ah laga bixin karin lacagta Hey’adda IMF ee qoondada...
Laamaha ammaanka laascaanood oo dad u qabtay dilkii Xildhibaanka
Waxaa xalay fiidkii magaalada Laasacaanood lagu dilay Cabdirisaaq Axmed Cilmi (Cardoofe) oo ka tirsanaa mudanayaasha golaha deegaanka, isla markaana ahaa gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah...
Xaaska Cabdiwahab Cabdisamad oo afduubkiisa la xiriiisay R/Wasaare Rooble
Xaliimo Maxamed oo ah xaaska Prof. Cabdiwahaab Sheekh Cabdisamad oo warbaahinta kula hadashay magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa sheegtay in afduubka seygeeda Aqoonyahan...
Booliska Puntland oo gacanta ku dhigay rag ay baadi goobayeen
Howlgal ay sameeyeen Ciidamada Booliiska Gobolka Mudug ee Puntland, ayaa waxaa la sheegay inay gacanta ku dhigeen rag muddo lagu raad joogay, kuwaas oo...
Soomaali weerar ka geystay dalka Talyaaniga
Sida laga soo xigtay Wargeyska Corriere
di Bologno waxa uu Nin Soomaali ah 5 qof ku dooxay Bas Dadweyne oo marayey magaalladda Rimini ee Gobalka...
Gaajo & macluul soo wajahday dadka kunool gobollada Soomalida Kenya
In ka badan laba milyan oo Kenyan ah oo ku nool gobalada Waqooyiga Kenya ayaa waxaa soo food saartay gaajo iyo macaluul baahsan, kaddib...
Wararkii ugu dambeeyay ee shirkii dhex-dhexaadinta Farmaajo & Rooble
Kulan saacado badan qaatay ayaa ka qabsaamay Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya kaas oo lagu dhexdhexaadinayay Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaaraha...
Banaanbax & howlgal ka dhacay Magaalada laascaanood
Xalay waxaa Magaalada laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool lagu dilay Xildhibaan ka tirsanaa Golaha Deegaanka Laascaanood oo lagu magacaabi jiray Cabdirisaaq Axmed Cilmi, iyada...