Monthly Archives: September 2021
Sheekh Shariif oo ka hadlay khilaafka Farmaajo iyo Rooble & kiiska Ikraan Tahliil.
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Midowga Musharixiinta Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ka hadlay kiiska Ikraan Tahliil ee sababay khilaafka Madaxweyne Farmaajo iyo...
Sidee ayuu FAHAD Yaasiin kusoo galay siyaasadda?{AKHRISO}
Tan iyo markii uu soo baxay go’aanka uu Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya shaqo joojinta ugu sameynayey Taliyihii NISA, Fahad Yaasiin, ayaa waxaa sare u kacay...
Xubno ka tirsan Guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka oo u safray Jowhar
Wafdi ka socda Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashada oo uu hoggaaminayo gudoomiye kuxigeenka Guddiga Maxamed Ibraahim Barre ayaa saakay u safray magaalada Jawhar ee Dowlad...
Wasiir Xundubeey” Ra’iisul Wasaaraha wixii aan isku ogeyn ayuu ka baxay”
Xilli xalay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble uu xilkii ka qaaday wasiirkii Amniga Soomaaliya Xasan Xundubeey Jimcaale ayaa waxaa uu kasoo horjeestay...
Diyaarad Millateri oo ku burburtay dalka Sudan
Diyaarad Helicopter ah oo ay leeyihiin Ciiddanka dalka Suudaan ayaa ku burburtay Koonfurta Caasimada dalkaasi ee Khartoum.
Goobjoogayaal la hadlay Wakaalladda Wararka Sudan ee SUNA...
Midowga Musharixiinta oo Eedeeyay Madaxweyne Farmaajo
Golaha Midowga Musharaxiinta ayaa sheegay in falalka uu ku kacay Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhamaaday ay yihiin kuwo baalmarsan dastuurka iyo sharciga dalka u degsan...
Khilaafka Farmaajo iyo Rooble oo Weji kale yeeshay
Khilaafka u dhexeeya Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo), iyo Ra'iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble, ayaa Sare u kacay kadib markii uu Madaxweynaha wareegto xalay...
Ra,isul wasaare Rooble oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Farmaajo.
Muqdisho:-Ra,isul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Hussein Rooble ayaa si kulul uga hadlay warsaxaafadeedkii ka soo baxay xafiiska Madaxweynaha ee xilalka lagu Magacaabay.
Warsaxaafadeed uu soo saaray...
Madaxweyne Farmaajo oo xil cusub u magacaabay Fahad Yaasiin.
Muqdisho:-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa xil cusub u magacaabay Taliyihii xilka laga qaaday ee NISA Fahad Yaasiin, sidoo kale Farmaajo ayaa hey’adda NISA...