Monthly Archives: September 2021
Naciimo Caseyr oo ku baaqday in la doorto xisbiga Høyre.
Oslo:-Naciimo Caseyr oo ka tirsan Xisbiga Høyre oo la hadashay warbaahinta aragticusub ayaa ugu baaqday Soomaalida in codkooda siiyaan Xisbiga ay ka tirsan tahay.
Waxaa...
faafaahin:Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Hirshabelle oo lagu dhaawacay magaalada Jowhar.
Saddex xildhibaan oo ka tirsan baarlamaanka Hirshabeelle ayaa goor dhow lagu dhaawacay bombo gacmeed lagu weeraray guri ay ka deganaayeen magaalada Jowhar.
Bamka kadib ayaa...
Maraykanka oo $60 bilyan ku taageeray Ukraine
Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa u sheegay madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskiy in Maraykanka ay ka go’an tahay inuu Ukraine ka taageero ilaalinta xuduudaheeda. Madaxweyne...
Al-Shabaab oo iska fogeeyay inay dileen Ikraan Tahliil
Al-Shabaab ayaa goordhow shaaciyay in aysan wax lug ah ku laheyn, isla markaana ka dambeyn dil la sheegay in loo geystay Ikraan Tahliil oo...
Qarax lala eegtay Ciidamo katirsan AMISOM & Khasaaro ka dhashay
Qaraxaan oo ahaa miinada nooca dhulka lagu Aaso ayaa Ciidamo ka tirsan kuwa Burundi ee kamid ah AMISOM waxaa lagula eegtay lagula eegtay degaanka...
laamaha Amniga Somalia oo gacanta ku dhigay Hilibka Waraabaha & Nin ka Ganacsanayay
Laamaha Amniga Degmada Qoryooleey oo ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa howlgal ay sameeyeen ay gacanta ku dhigeen Shaqsiyaad Hilibka Waraabaha ku dhex...
Kala qeybsanaanta Soomaalida Norwey oo halka ugu sareysay mareysa(Warbixin).
Oslo:-Soomaalida ku nool dalkani norwey oo ah kawa aan laheyn jaaliyad mideysan ayaa maalmihii ugu dambeeyay la dareemayay sida ay ula kala safan yihiin...
Norwey:Carruurta ka weyn 12-sano oo qaadanaya Talaalka COVID-19.
Oslo:-Ra,isul wasaaraha dalkani Norwey Erna Solberg ayaa shaacisay in carruurta da,dooda u dhaxeysa 12-ilaa 15-qaadan doonaan talaalka Covid19.
Ra,isul wasaaraha oo shir jaraa,id qabatay ayaa...
Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo sheegay inay culeys kala kulmeen khilaafkii doorashada
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa sheegay in Maamulka uu madaxds ka yahay uu culeys badan kala kulmay howlaha doorashooyinka Soomaaliya.
Waxaa uu...
Dowladda Koonfur Afrika waxay laashay Codsu ku aadanaa inay si Ku-meel-gaar ah u qaabilaan...
Dowladda Koonfur Afrika waxay laashay Codsu ku aadanaa inay si Ku-meel-gaar ah u qaabilaan Qaxooti u dhashay Afganistan, kuwaasi oo Transit ku sii ahaan...