Monthly Archives: September 2021
Ra’iisul Wasaare Rooble oo la kulmay hay’adaha maaliyadda dalka
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo ka duulaya waajibaadkiisa korjoogeynta, la xisaabtanka iyo xiriirinta shaqooyinka hay’adaha dowladda ayaa kulan la yeeshay hay’adaha maaliyadda...
laftagareen oo dib ugu laabtay Baydhabo kadib wada-hadalladii fashilmay
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa Maanta dib ugu laabtay Magaalada Baydhabo ee Xarunta ku-meel gaarka...
Siyaasiyiinta Soomaalida oo dowladda Kenya kala hadlay kiiska Cabdiwahaab
Hoggaamiyeyaasha siyaasadeed ee gobolka Woqooyi Bari ee Kenya oo uu hogaaminayey xildhibaan laga soo doorto galbeedka degmada Wajeer, Axmed Kolosh, ayaa kulan ay la...
Madaxweynaha Galmudug oo Safiirka Midowga Yurub kala hadlay arrimaha doorashooyinka
Madaxweynaha Maamulla Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta magaalada Muqdishu kula kulmay Danjiraha cusub ee Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya Ms. Tiina Intelmann.
Madaxweynaha iyo...
Waddada xiriirisa Muqdisho & Afgooye oo dib loo furay
Ku dhawaad Saddex Sano kadib waxaa Maanta dib loo furay wadada xiriirisa Magaalada Muqdisho iyo degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose, taas oo uu...
Ku xigeenka Xogayaha Guud ee QM oo ka warbixisay kulamadii ay la qaadatay madaxda...
Ku xigeenka xogayaha guud ee Qaramada Midoobay Amina Jane Mohamed oo shalay timid Magaalada Muqdisho ayaa kulan la qaadatay Madaxweyne Farmaajo, Ra’iisul Wasaare Rooble,...
Maxaa dhici kara, haddii ay cadaalad weyso Ikraan Tahliil Faarax?
Sheekh Cabdiraxmaan Shariif oo ka mid ah Culimada caanka ah ee Soomaaliyeed ayaa markii ugu horreysay si adag uga hadlay kiiska Ikraan Tahliil Faarax...
Maxaa kajira in Mareykanka uu Ciidamo u soo dirayo Soomaaliya?
Wasiirka Difaaca Maraykanka Lloyd Austin ayaa sheegay in Maraykanku uu haatan ka amni badan yahay sida uu ahaa 20 sano ka hor, markii ay...
Dhageysiga Khudbadaha Musharixiinta Aqalka Sare oo ka billaabaneysa Jowhar
Xildhibaannada Baarlamaanka dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle ayaa waxaa lagu wadaa in Maanta oo Isniin ah inay dhageystaan khudbadaha musharixiinta Aqalka Sare.
Shalay guddiga doorashooyinka Hir-Shabeelle waxaa...
Kuuriyada Waqooyi oo mar kale tijaabisay gantaalo halis ah
Kuuriyada Waqooyi ayaa tijaabisay gantaal nooca riddada dheer ah oo awood u leh inuu ku dhufto inta badan Japan, sida ay sheegtay warbaahinta dowladda...