26.5 C
Mogadishu
Wednesday, June 25, 2025
Home 2021 November

Monthly Archives: November 2021

Maareeye oo dhaliilay hadal uu jeediyey Cali Yare.

0
Xildhibaan Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo shir jaraa’id qabtay ayaa aad u dhaliilay abaabulka guddoomiye ku xigeenka dhanka amiga iyo siyaasada gobolka Banaadir Cali...

Nooca cusub ee Covid19 oo laga helay Wadanka Swedan.

0
Stockholm:- Dowlada Swedan ayaa xaqiijisay in uu soo gaaray nooca cusub ee Covid19. Hal ruux ayay dowladu xustay in laga helay nooca cudurkan ee looyaqaan...

Norway oo soo saartay sharciyo cusub ee la xiriira xanuunka Covid19(Aqriso).

0
Oslo:Xukuumada Norway ayaa maanta shaacisay sharciyo cusub ee la xiriirta xakameynta xanuunka Covid19. Wasiirada caafimaadka Norway Ingvild Kjerkol oo goordhaw qabatay shir jaraa,id ayaa sheegtay...

Wararkii ugu danbeeyey xiisada u dhaxeysa madaxweyne Deni iyo PSF.

0
Waxaa cirka isku shareeray xiisada xooggan ee ka dhalatay xil ka qaadistii lagu sameeyey Agaasimhiii hay'ada la dagaalanka argagixisada ee PSF Maxamuud Cabdulaahi Cismaan Diyaano. Seddxdii...

Howlgal lagu soo qabtay saraakiil ka tirsan Al-shabaab iyo hub oo laga fuliyey Muqdisho.

0
Taliska hay’adda nabad sugida iyo sirdoonka qaranka Soomaaliyeed ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey howl-gal qorsheysan oo xalay ciidamada ammaanka dowladda ay ka...

Magaca iyo qabiilka ninkii fuliyey qarixii wadada Cabdiqaasim oo la shaacisay.

0
Kooxda Al-Shabaab ayaa shan maalin, kadib shaacisay magaca & qabiilka is-miidaamiyihii fuliyey weerarkii Khamiistii lasoo dhaafay ka dhacay wadada Cabdiqaasim ee magaalada Muqdisho, kaas...

Midowga Musharaxiinta oo soo saaray qoraal ay uga hadlayaan doorashada dalka.

0
Midowga Musharixiinta ayaa soo saarey qoraal ay uga hadleen doorashadda dalka ka socoto iyo boobka qaawan ee uu Farmaajo ku hayo kuraasta. Musharaxiinta ayaa sheegay...

Hanjabaada mucaaradka ma loo joojin doonaa doorashada?.

0
Muucaaradka Soomaaliya ayaa si weyn u qaadacay doorashada ka socoto dalka, gaar ahaan midda Golaha Shacabka xilli uu Muqdisho ka dhaca shir ay yeesheyn...

Agaasime cusub oo loo magacaabay Villa Somalia.

0
Madaxweynaha waqtiga ka dhammaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Agaasime cusub u magacaabay Madaxtooyada Villa Somalia. Agaasimaha cusub ee madaxtooyada ayaa waxaa loo magacaabay...

Xaalada siyaasadeed ee dalka oo walaac xoogan laga muujiyay.

0
Hoggaanka Villa Soomaaliya sharci daradda ku jooga ayaa boobay kuraas kala duwan oo ka tirsan Golaha shacabka, isagoo weli u hanqal taagaya inuu fara...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...