Monthly Archives: November 2021
Ciidamada Mucaaradka Itoobiya oo ku sii siqaya magaalada Adis-ababa
Afhayeen u hadlay mucaaradka Tigray ayaa sheegay in ciidamadooda ay ku sii siqayaan caasimadda Itoobiya ee Addis Ababa ilaa dowladdu ay qaaddo go'doominta ay...
Ciidamada dawlada oo hawlgalo ka sameeyay Gobolka Gedo
Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa howlgal Amniga lagu sugayo ka sameeyeen degaano hoostaga degmada Garbahaarey ee Xarunta Gobolka Gedo.
Howlgallada ayaa waxaa la sheegay in...
Maamulka Hirshabeele oo u diyaargarobaya doorashada Xildhibaanada Cusub ee Golaha shacabka
Wararka ka imaanaya gobolka shabeelaha Dhexe aya sheegaya in magaalada jowhar oo ah xarunta dawlad goboleedka Hirshabeele ay ka socoto qaban qaabadii ugu dambeysay...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan sheekh oo ka hadlay dib u dhaca doorashooyinka
Madaxweynihii hore ee Dawlada Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlay dib u dhaca doorashooyinka dalka ayaa weerar dhanka afka ah ku qaaday...
RW Rooble oo Magaalada muqdisho kula kulmay wafdi ka socda Midowga Afrika
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta qaabilay Safiirrada 15-ka dal ee xubnaha ka ah Golaha Nabadda iyo Amniga Midowga Afrika oo uu...
Norway oo sare u kacay dhalinyarada isticmaasha daawooyinka hurdada.
Oslo:Dhalinyaro farabadan oo ku nool wadanka Norway ayaa la sheegay in ay la dhibtoonayaan hurda la,aan taasina kentay in ay isticmaalaan daawooyinka hurdada.
Warbixin ay...
Xukuumada Norway oo isbuuca dambe soo bandhigaysa miisaaniyada 2022.
Oslo:-Xukuumada ay hogaaminayaan xisbiyada AP iyo SP ayaa la filayaa in maalinti isniinta ah soo bandhigaan Miisaaniyada xukuumada ee sanadka soo socda.
Raisalwasaaraha Norway Støre...
Dadka qaadaya caabuqa covid19 oo sare ugu kacay gudaha wadanka Norway.
Oslo:-Saacadihii ugu dambeeyay ayaa la xaqiijiyay in xanuunka qaadeen dad ku dhaw 16oo oo ruux.
Dadka 24-kii saac loo diiwaan galiyay in ay cudurka qaadeen...
Shirkada Pfiser oo soo saartay dawooyin cusub oo looga hortagayo qatarta dhimashada ee caabuqa...
Oslo:-Shirkada Pfiser ayaa goordhaw soo saartay dawooyin cusub oo looga hortagayo qatarta dhimashada ee caabuqa covid19.
Warbixin ay soo saartay shirkada ayay ku xaqiijisay in...
Afar ruux oo u geeriyootay xanuunka Covid19 Magaalada Oslo.
Oslo:-Dadka qaadaya Xanuunka safmarka ah ee Covid19 ayaa sare u kacaya gudaha wadanka Norway.
24-kii saac ee ugu dambeysay ayaa la xaqiijiyay in xanuunka qaadeen...