27.3 C
Mogadishu
Monday, May 12, 2025
Home 2021

Yearly Archives: 2021

Muwaadin Soomaali ah & Gabar u Shaqeyneysay oo lagu dilay Koonfur Afrika

0
Waxaa xalay Kooxo Burcad Koonfur Afrikaan ah ay gudaha dallaas ku dileen muwaadin Soomaaliyeed oo Ganacsi ahaan u tegay dalkaas iyo Gabar Koonfur Afrikan...

Soomaaliya & Turkiga oo ka wada hadlay la-dagaalanka Al-Shabaab

0
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukumadda Soomaaliya ahna Senator-ka la doortay Xasan Xuseen Xaaji ayaa ku qaabilay xafiiskiisa u qeybsanaha arimaha Ciidanka Dowladda Turkiga ee Soomaaliya. Wasiirka...

Diyaaradaha Kenya oo markale duqeyn ka fuliyay Gobolka Gedo

0
Diyaaradaha dagaalka dalka Kenya ayaa saaka waxaa ay duqeymo culus ka fuliyeen degaano hoostaga degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo, waxaana ka dhashay khasaaro kala...

Sirdoonka Sudan & Daacish oo dagaalamay iyo khasaaraha ka dhashay

0
Bayaan ka soo baxay Hay’adda Sirdoonka ee dalka Sudan ayaa lagu shaaciyey inuu Iska horimaadkaasi ka dhacay Degmadda Jabarat oo ka tirsan caasimadda...

Dowladda Mareykanka oo muwaadiniinteeda uga digtay u safrida Norwey.

0
Washington:-Dowladda Mareykanka ayas muwaadiniinteeda uga digtay in xiligaan u safraan dalka Norwey sababo la xiriira Xanuunka COVID-19. Mareykanka ayaa Norwey ku dartay wadamada koowaadka ee...

Wiil uu dhalay Madsxweynaha Ugandha oo fariin hanjabaad ah gaarsiiyay Farmaajo iyo Rooble.

0
Muqdisho:- Taiyaha Ciidamada lugta dalka Ugandha ahna wiil uu dhalay Madaxweynaha wadankaas ayaa soo gaaray Muqdisho. Ujeedada imaatinkiisa ayaa Warar soo baxaya sheegayaan in ay...

Madaxweyne Qoor Qoor iyo Fahad Yaasiin oo kulan ku yeeshay Muqdisho.

0
Muqdisho:-Madaxweyne Qoor qoor ayaa lagu tiriyaa in uu yahay saaxiibka kaliya ee haatan haystaan Madaxweyne Farmaajo iyo Taliye Fahad yaasiin waxaana sidoo kale uu...

Xog ku saabsan gabadhi lagu dilay Qaraxi dhawaan ka dhacay Muqdisho iyo xiriirka kiiska...

0
Muqdisho:-Warar isa soo taraya ayaa ka soo baxaya Qaraxii ka dhacay agagaarka Madaxtooyada oo ay ku dhimatay gabar ka shaqeyn jirtay xafiiska Ra,isul wasaaraha...

Bartii Facebook ee Madaxweynihii hore ee Afganistan oo la jabsaday

0
Qoraal uu Madaxweyne Ashraf Qaani soo dhigay Bartiisa Twitter-ka waxa uu ku shaaciyey in maanta laga jabsaday Bartiisa Facebook, laguna qoray Erayo lagu taageerayo...

DFS & Maamulka Galmudug oo xal la gaaray dagaal dhex-maray laba Beelood

0
Waxaa degan xaaladda degaanka xananbuure ee Waqooyi Gobolka Galgaduud, kadib markii lagu guuleystay in la kala qaado laba maleeshiyo Beeleed oo muddo ka badan...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...