28.4 C
Mogadishu
Sunday, April 20, 2025
Home 2021

Yearly Archives: 2021

Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax Ismiidamin ah oo kadhacay Muqdisho

0
Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax Ismiidamin ah oo goor dhow ka dhacay Isgoyska Ceelgaabta Irida laga galo Madaxtooyada Soomaaliya. Qaraxa oo ahaa mid...

Jarmalka oo shuruudo ku xiray dadka qaadanaya daganaanshaha wadanka.

0
Berlin:- Dowlada Jarmalka ayaa shuruudo cusub ku soo rogtay dadka dalbanaya degenaanshaha rasmiga ah ee wadankaasi. Warqad ka soo baxday dowlada ayaa lagu cadeeyay go,aanada...

Norwey oo ku dhawaaqday in bari la qaadi doono xayiraadaha Wadanka saarnaa.

0
Oslo:- Dowlada Norwey ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqday in la qaadi doono xayiraadaha wadanka saarnaa sababo la xiriira faafida xanuunka COVID-19. Ra,isul wasaare...

Nin TAXI-le ahaa oo gaarigiisa la dhacay.

0
Oslo:-Nin TAXI-leh ka ahaa Magaalada Oslo ayay saaka warbaahinta hadal hayaan in gaariga xoog uga qaateen kooxo hubeysan. Ninkaan oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay...

Madaxda Xisbiyada AP,SV,SP oo wada hadalo maanta u furmay

0
Oslo:- Hogaamiyayaasha Xisbiyada ku guuleystay doorashada Norwey ayaa maanta u furmay wada hadalo ku aadan sidii dowlad wadaag u soo dhisi lahaayeen. Gudoomiyaha Xisbiga AP...

Faah faahin kasoo baxeysa dagaal ka dhacay Gobolka Jubbada Hoose

0
Dagaalka ayaa yimid, kaddib markii sida la sheegay Xubno ka tirsan Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen saldhig Ciidamo ka tirsan kuwa Kenya ku leeyihiin...

Maxaa ka jira in France ay bixineyso kursigeeda joogtada ah ee Golaha Ammaanka?

0
France ayaa beenisay warbixin maanta lagu daabacay wargeyska Britain ee Daily Telegraph oo sheegeysay inay kursigeeda joogtada ah ee Golaha Ammaanka ee QM ay...

Somaliland ” Wax Shaqo ah kuma lihin doorashooyinka Soomaaliya

0
Xukuumadda Soomaaliland ayaa sheegtay in wax shaqo ah ku laheyn howlaha doorashooyinka ee doadda Federaalka ah ee Soomaaliya, kuwaas oo ka socda Magaalada Muqdisho...

Mareykanka: Abiy Ahmed & TPLF waxa ay Cunaqabateyn uga badbaadi karaan in ay heshiiyaan.

0
Sii hayaha Kaaliyaha Xoghayaha arrimaha dibadda Bariga ee Mareykanka Bryan Hunt ayaa Maamulka Abiy Ahmed & Xoogagga Tigray ee TPLF ku wargeliyay in ay...

Cabdi Xaashi & Mahdi Guulleed oo dhaleecayn xooggan kala kulmaya Liiska musharaxiinta Aqalka Sare...

0
Liiska musharaxiinta Aqalka Sare ee goboladda Waqooyi oo ay 21 February 2021, shaaciyeen gudoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamaanka waqtigu ka dhacay Cabdi Xaashi Cabdullaahi...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...