Home 2021
Yearly Archives: 2021
Ninki dilka ka geystay Xarunta NAV Bergan oo xabsi KMG ah lagu xukumay.
BERGAN:- Ninkii shalay weerarka mindida ah ka geystay Xafiiska Ceyrta NAV ee Magaalada Bergan ayaa boolisku xaqiijiyeen in xabsi KMG ah la galiyay.
Weerarkaas ayaa...
Wasiirka Amniga ‘’ Qoyska Ikraan waa ay dhigan karaan bannaanbax nabadeed ‘’
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Hooyada Ikraan Tahliil Faarax oo lagu Magacaabo Qaali Guhaad.
Wasiirka iyo...
Shir Muqdisho uga furmay Guddi ka Shaqeynaya bixitaanka AMISOM
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Xasan Xuseen Xaaji ayaa maanta Muqdisho shir uga furay Guddi Farsamo oo ka kala Socda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Midowga...
Ciidamada dowladda & kuwa Jubbaland oo howlgal Wadajir ah fuliyay
Howlgalkan oo ay si wada jir ah u fuliyeen ururka 5 aad Guutada 16 ee Ciidanka Kumaandooska DAMAB iyo ciidamada dowlad goboleedka jubbaland sida...
Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka oo la kulmay Wakiilka QM
Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Heer Feseraal Maxamed Xasan Cirro ayaa Maanta kulannla qaatay Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Amb, James Swan.
Qoraal kooban...
Xiisad ka taagan xuduudda dalalka Poland iyo Belarus
Dalka Poland ayaa bilaabay in uu ciidamo dheeraad ah ku daabulo xadka uu la wadaago dalka Belarus ee Ruushka ay xulufada yihiin.
qorshahaah ayaa la...
Cabdi Xaashi & Mahdi Guuleed oo soo saaray liiska Musharixiinta Aqalka Sare
Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdillaahi iyo Ra’iisul Wasaare kuxigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa Maanta waxaa ay siwadajir ah u soo...
Nin 30-meeyo jir ah oo dilay haweeney u shaqeynaysay Nav halka mid kale dhaawac...
Bergan:- Nin lagu sheegay da,diisa 30-meeyo jir ayaa la sheegay in maanta weerar ku qaaday xafiiska NAV ee Magaalada Bergan.
Ninkaan ayaa dad goobjoogayaal ah...
Alshabaab oo bur burisay qayb ka mid ah garoonka diyaaradaha ee degmada Buulo-burte
Wararka ka imaanaya degmada Buulo-Burde ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya sheegayan in Al-Shabaab ay qaraxyo ku weerareen garoonka diyaaradaha degmadaasi Buulo burte ee gobolka...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh oo ka hadlay Xaalada Siyaasadeed ee Dalka
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo shir jaraa’id qabtay ayaa ka hadlay Xaalada Siyaasadeed ee dalka, isagoo baaqyo kala duwan u jeediyey...