28.9 C
Mogadishu
Sunday, June 29, 2025
Home 2021

Yearly Archives: 2021

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Wakiilada Beesha Caalamka kala hadlay Arrimaha doorashooyinka

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed  Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xarunta Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Wafdi uu hoggaaminayey Wakiilka Xoghayaha guud Qaramada Midoobey...

Xisbiga SP ayaa shaaca ka qaaday in uu ka noqon doono go,aanka lagu xirayo...

0
Oslo:-Xisbiga SP oo guul weyn ka soo hooyay doorashadii baarlamaan ayaa markaan shaaca ka qaaday in uu badali doono go,aanka lagu xirayo qeybta diyaradaha...

Gabar Soomaali ah oo ka mid noqotay baarlamaanka dalka Norwey.

0
Oslo:-Soomaalida dalka Norwey ayaa ka hadlay doorashada baarlamaan ee la soo gaba gabeeyay iyo in markii ugu horeysay baarlamaanka ka mid noqoto gabar Soomaaliyeed. Qaar...

Jonas Gahr Støre oo bilaabay wada hadalo uu ku dhisayo Xukuumad cusub.

0
Oslo.-Ra,isul wasaaraha cusub ee dalka Norwey ahne Gudoomiyaha xisbiga shaqaalaha Jonas Gahr Støre ayaa bilaabay wada hadalo ku aadan sidii ay u wada shaqeyn...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo la kulmay hay’adaha maaliyadda dalka

0
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya  Maxamed Xuseen Rooble oo ka duulaya waajibaadkiisa korjoogeynta, la xisaabtanka iyo xiriirinta shaqooyinka hay’adaha dowladda ayaa kulan la yeeshay hay’adaha maaliyadda...

laftagareen oo dib ugu laabtay Baydhabo kadib wada-hadalladii fashilmay

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa Maanta dib ugu laabtay Magaalada Baydhabo ee Xarunta ku-meel gaarka...

Siyaasiyiinta Soomaalida oo dowladda Kenya kala hadlay kiiska Cabdiwahaab

0
Hoggaamiyeyaasha siyaasadeed ee gobolka Woqooyi Bari ee Kenya oo uu hogaaminayey xildhibaan laga soo doorto galbeedka degmada Wajeer, Axmed Kolosh, ayaa kulan ay la...

Madaxweynaha Galmudug oo Safiirka Midowga Yurub kala hadlay arrimaha doorashooyinka

0
Madaxweynaha Maamulla Galmudug  Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta magaalada Muqdishu kula kulmay Danjiraha cusub ee Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya Ms. Tiina Intelmann. Madaxweynaha iyo...

Waddada xiriirisa Muqdisho & Afgooye oo dib loo furay

0
Ku dhawaad Saddex Sano kadib waxaa Maanta dib loo furay wadada xiriirisa Magaalada Muqdisho iyo degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose, taas oo uu...

Ku xigeenka Xogayaha Guud ee QM oo ka warbixisay kulamadii ay la qaadatay madaxda...

0
Ku xigeenka xogayaha guud ee Qaramada Midoobay Amina Jane Mohamed oo shalay timid Magaalada Muqdisho ayaa kulan la qaadatay Madaxweyne Farmaajo, Ra’iisul Wasaare Rooble,...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...