25.4 C
Mogadishu
Monday, June 23, 2025
Home 2021

Yearly Archives: 2021

Wasiirka cusub ee amniga Soomaaliya oo xilka la wareegay

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galay dhaarinta Wasiirka cusub ee Amniga Gudaha Cabdullaahi Maxamed Nuur oo uu shalay xilkaas...

Taalibaan oo 200 oo ajaaniib ah u ogolaatay inay ka baxaan Kabul

0
Laba boqol oo qof oo isugu jira Mareykan iyo ajaaniib kale oo ku sugan Afghanistan ayaa lagu wadaa inay maanta Kabul kaga baxaan diyaarad...

Guddiga Xaqiijinta Qoondada Haweenka oo walaac muujiyay

0
Guddiga Xaqiijinta Qoondada Haweenka Ee Doorashada 2021 ayaa walaac waxaa ay ka muujiyeen Habraaca shaacinta kuraasta aqalka sare ee dowlad gobaleedka Hirshabeelle, kuwaasnoo uu...

Xukuumada Somaliland oo ka jawaabtay hadalka “dib u heshiisiinta Somaliland iyo Soomaaliya” ee uu...

0
Wasiirka wasaarada warfaafinta Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali Koore,  ayaa guddoomiyaha xisbiga Waddani Cabdiraxman Maxamed Cabdilahi (Cirro) ku eedeeyay in uu xaqiraad kula kacay qaranimada...

Sheekh Shariif oo ka hadlay khilaafka Farmaajo iyo Rooble & kiiska Ikraan Tahliil.

0
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Midowga Musharixiinta Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ka hadlay kiiska Ikraan Tahliil ee sababay khilaafka Madaxweyne Farmaajo iyo...

Sidee ayuu FAHAD Yaasiin kusoo galay siyaasadda?{AKHRISO}

0
Tan iyo markii uu soo baxay go’aanka uu Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya shaqo joojinta ugu sameynayey Taliyihii NISA, Fahad Yaasiin, ayaa waxaa sare u kacay...

Xubno ka tirsan Guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka oo u safray Jowhar

0
Wafdi ka socda Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashada oo uu hoggaaminayo gudoomiye kuxigeenka Guddiga Maxamed Ibraahim Barre ayaa saakay u safray magaalada Jawhar ee Dowlad...

Wasiir Xundubeey” Ra’iisul Wasaaraha wixii aan isku ogeyn ayuu ka baxay”

0
Xilli xalay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble uu xilkii ka qaaday wasiirkii Amniga Soomaaliya Xasan Xundubeey Jimcaale ayaa waxaa uu kasoo horjeestay...

Diyaarad Millateri oo ku burburtay dalka Sudan

0
Diyaarad Helicopter ah oo ay leeyihiin Ciiddanka dalka Suudaan ayaa ku burburtay Koonfurta Caasimada dalkaasi ee Khartoum. Goobjoogayaal la hadlay Wakaalladda Wararka Sudan ee SUNA...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...