25.1 C
Mogadishu
Thursday, July 3, 2025
Home 2021

Yearly Archives: 2021

Kala qeybsanaanta Soomaalida Norwey oo halka ugu sareysay mareysa(Warbixin).

0
Oslo:-Soomaalida ku nool dalkani norwey oo ah kawa aan laheyn jaaliyad mideysan ayaa maalmihii ugu dambeeyay la dareemayay sida ay ula kala safan yihiin...

Norwey:Carruurta ka weyn 12-sano oo qaadanaya Talaalka COVID-19.

0
Oslo:-Ra,isul wasaaraha dalkani Norwey Erna Solberg ayaa shaacisay in carruurta da,dooda u dhaxeysa 12-ilaa 15-qaadan doonaan talaalka Covid19. Ra,isul wasaaraha oo shir jaraa,id qabatay ayaa...

Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo sheegay inay culeys kala kulmeen khilaafkii doorashada

0
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa sheegay in Maamulka uu madaxds ka yahay uu culeys badan kala kulmay howlaha doorashooyinka Soomaaliya. Waxaa uu...

Dowladda Koonfur Afrika waxay laashay Codsu ku aadanaa inay si Ku-meel-gaar ah u qaabilaan...

0
Dowladda Koonfur Afrika waxay laashay Codsu ku aadanaa inay si Ku-meel-gaar ah u qaabilaan Qaxooti u dhashay Afganistan, kuwaasi oo Transit ku sii ahaan...

Puntland oo u digtay dad ka Ganacsada Maandooriyaha Khamriga

0
Taliyaha qeybta Booliska Gobolka Bari Gaashaanle Sare Xuseen Cali Maxamuud oo kormeer amni u tegay Saldhigyada Booliska Magaalooyinka Carmo & Ceeldaahir ayaa digniin u...

Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed Somali oo magaalada baladweyne tababar ugu furay wariyaal.{sawiro}

0
Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed Somali Journalists Syndicate - SJS ayaa maanta tababar ku saabsan habka tebinta wararka xuquuqda aadanaha u furay 25 suxufi oo ka...

UDI oo xaqiijisay in Norwey soo qaadatay 860 reer Afganistan ah.

0
Oslo:-War ka soo baxay Hay,adda socdaalka Norwey ayay ku xaqiijiyeen in dowlada Norwey soo qaadatay 860 reer afganistan ah. Dadka Norwey soo qaadatay ayaa isugu...

Maamulka gobolka banaadir oo digniin u diray laba ka mid ah isbitaalada Muqdisho.

0
Muqdisho:-Maamulka gobolka Banaadir ayaa soo saaray amar ku socda isbitaalada Yardameeli iyo Jaziia, kaasi oo dhigaya in muddo toddobaad gudahood ah ay kusoo wareejiyaan...

Norwey oo shaqaale Caafimaad u direysa dalka Haiti.

0
Oslo:-Dowlada Norwey aya shaaca ka qaaday in dhawaan shaqaale caafimaad u diri doonaan dalka Haiti oo dhawaan ka dhaceen dhul gariir iyo duufaano xoogan. Wasiirada...

Alshabaab oo dil ku fuliyay haweeney ka tirsaneed ciidamada dowlada federaalka.

0
Baladweyne:-Ururka Alshabaab ayaa dil toogasho ah ku fuliyay haweeney ay sheegeen in ay ka tirsaneed ciidamada dowlada federaalka Soomaaliya. Toogashada oo ka dhacday fagaare ku...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...