26.9 C
Mogadishu
Monday, June 23, 2025
Home 2021

Yearly Archives: 2021

Dhageyso: Wafdiga Ra’iisal wasaare Rooble oo kulamo ka wada Magaalada Qaahira +Sawiro

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdiga ku wehelinaya booqashada uu ku joogo dalka Masar ayaa kulan laba geesood ah la...

Laba dhalinyaro ah oo ku dhaawacmay toogasho ka dhacday Oslo.

0
Oslo, Laba dhalinyaro ah ayaa ku dhaawacantay toogasho xalay ka dhacday Magaalada Oslo ee ee Caasimada dalka Norwey. falkaan oo ka dhacay jernstang av T-bane...

Norwey oo diiday soo celinta dadkii reer Afganistan ee hore dalkeeda looga tarxiilay.

0
Oslo,Dowlada Norwey ayaa maanta shaacisay in qorshaha ugu jirin in dib loo soo celiyo dad diidmo ka helay norwey ee lagu celiyay wadanka Afganistaan. Ra,isul...

Maxaa keenay inay kulan kale isugu imaanayaan Madaxda Golaha Wadatashiga Qaran?

0
  Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa waxa uu shir guddoomiyay kulan ku qabsoomay habka fogaan aragga kaas oo ay ka qeyb galeen...

Wabiga Shabeelle oo fatahaad horleh sameeyay

0
Wabiga Shabeelle ee mara Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxaa uu markale fatahaad horleh ka sameeyey degaano iyo tuulooyin hoostaga Magaalada Jowhar ee Caasimadda Dowlad...

Taliska Ciidanka xooga oo sheegay inay burburiyeen Xarumo ay lahaayeen Al-Shabaab

0
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa DANAB ayaa waxaa ay weli howlgallo kala duwan ka wadaan degaano ka tirsan ee Gobolka Shabeellaha hoose,...

Qaraxyo ka dhacay meel ku dhow Safaaradda Maraykanka ee Kabul

0
Labo Qarax ayaa waxaa la sheegay inay ka dhaceen meel ku dhow Safaaradda Maraykanka iyo Qasriga Madaxtooyada ee magaalladda Kabul. Goobjoogayaal la hadlay Warbaahinta Sputnik...

Jarmalka: Kumannaan qof oo dib loo tallaalayo kadib markii lagu muday “biyo cusbo leh”

0
Friesland:- Mas'uuliyiinta waqooyiga Jarmalka ayaa ugu baaqay in ka badan sideed kun oo qof in markale ay qaataan tallaalka Covid-19, kadib markii laga shakiyay in...

Ururka Taalibaan oo la wareegay Magaalada Kabul.

0
Kabul, Ururka mintidiinta ah ee Talibaan ayaa la xaqiijiyay in ay ku sii siqayaan Caasimadda Kabul ee dalka Afganistan. Warbaahibta ayaa ku waramaya in xoogaga...

Urrurada Bulshada rayidka oo sheegay in doorashooyinka musuq maasuq ku billowdeen

0
Guddoomiyaha Urrurada Bulshada Rayidka Soomaaliyeed Cismaan Muxudiin Shaatax ayaa sheegay inay aad uga xun yihiin sida ay ku bilaawdeen doorashooyinka dalka, kuwaas oo uu...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...