26.1 C
Mogadishu
Wednesday, June 25, 2025
Home 2021

Yearly Archives: 2021

Maxkamadda Ciidamada oo ku dhawaaqday digiin ku socota Askarta kala duwan

0
Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka sida qeybta  Dowlad Goboleedka Galmudug  Gaashaanle Dhexe Cabdullaahi Abuukar Xasan ayaa uga digay Ciidamada kala duwan ee Qalabka sida inay...

Heshiis laga gaaray dagaal Beeleed ka dhacay Gobolka Gedo

0
Maamulka degmada Dooloow ee gobolka Gedo iyo odayaasha dhaqanka degmadaas ayaa ku guuleestay in ay heshiis dhexdhigaan laba beelood oo waayahan ku dagaalamayay duleedka...

Trump oo ka soo horjeestay sii deynta galka canshuurihiisa

0
Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa kahor imaan doona amar dhawaan ka soo baxay Waaxda Caddaaladda Mareykanka oo ahaa in diiwaanka canshuur celintiisa...

Ciidanka xoogga dalka oo soo bandhigay hub iyo rag watay

0
Ciidamada Qalabka sida ee howlgallada ka wada degaannada Galmudug ayaa waxaa la sheegay inay gacanta ku dhigeeen Saddex Xubnood oo ka tirsan Ururka Al-Shabaab...

Guddiga hirgelinta doorashooyinka oo baaq deg deg ah u diray dowlad Goboleedyada

0
Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ayaa soo dhoweeyay natiijada doorashadii Aqalka Sare ee shalay ka dhacday magaalada Baydhabo oo ah xarunta ku meelgaarka ah...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo la kulmaya Gudiga doorashooyinka Xildhibaannada Gobolada Waqooyi

0
Barqanimada Maanta ah ayaa waxaa lagu wadaa in Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta maxamed Xuseen Rooble uu xafiiskiisa kulan kula qaato xubnaha guddiga doorashooyinka xildhibaannada...

Doorashada Guddoonka Golaha Wakiilada Somaliland oo Maanta dhaceysa

0
Maanta ayaa waxaa lagu wadaa in Magaalada Hargeysa ay ka qabsoonto doorashada Guddoonka Golaha Wakiilada Soomaliland oo maalmihii la soo dhaafay la sheegay in...

Galmudug oo sheegtay inay ka hortagtay musuq maasuq la xiriira Waxbarashada

0
Wasaarada Waxbarashada Galmudug ayaa shaacisay in ay qabatay arday farabadan oo la doonayey in si muusuq maasuq ah loo bood bootiyo fasalada dugsiyada dhexe...

Militariga Masar oo sheegay inay dileen 80 maleeshiyo ah

0
Wararka ka imanaya dalka Masar ayaa sheegaya in ciidamada militariga dalkaasi ay laayeen in ka badan 80 ka mid ahaa maleeshiyaad xag jiriin ah...

Samsam Ibraahim Cali oo dib loogu doortay Magaalada Baydhabo

0
Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxaa Maanta ka bilaabatay doorashada Xildhibaannada Aqalka sare qyebta ka imaaneysa degaannada Koonfur Galbeed. Doorashada oo ay ku tartamayaan...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...