25.3 C
Mogadishu
Saturday, June 28, 2025
Home 2021

Yearly Archives: 2021

Weerar ka dhacay Gobolka Gedo & faah faahin laga helayo

0
Dagaal u dhaxeeyay Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa uu ka dhacay degaano ka tirsan Gobolka Gedo, waxaana dagaalka...

Ciidamada dowladda oo dib ula wareegay degaanka Bacaadweyne

0
  Wararka laga helayo Gobolka Mudug ayaa sheegaya in Cidiamada dowladda gar ahaan Qaybta 21aad iyo Daraawiishta Galmudug ay saaka la wareegeen degaanka Bacaadwyene ee...

Golaha Samata Bixinta Awdigil oo Cambaareeyay dagaalkii ka dhacay Baladweyne

0
Suldaan Shariif Cali Xasan Ibraahim oo ka tirsan Golaha Samata bixinta Awdigil ayaa cambaareeyay dagaalkii ka dhacay Magaalada Baladweyne ee Xaruunta Gobolka Hiiran. Suldaan Shariif...

Abwaan ku nool Hargeysa oo aqbalay xil ay xukuumadda ROOBLE u magacaawday

0
Abwaan Yuusuf Shaacir oo ku nool magaalada Hargeysa ayaa maanta warbaahinta la hadlay, isagoo soo dhaweeyay xil ay u magacaawday dowladda Soomaaliya, waxuuna Abwaanku...

Qaar kamid ah Golaha Wasiirada Hir-Shabeelle oo isaga soo baxay Magaalada Beledweyne

0
Waxaa maanta xaalad deganaan ah laga dareemayaa magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan, halkaas oo ay ku dagaalameen Ciidamada Ammaanka iyo maleeshiyaad u wato...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo kulamo ka bilaabay dalka Nigeria

0
  Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa xalay xilli dambe gaaray Dalka Nigeria. Wafdiga oo ka ambabaxay Magaalada...

DF oo shaacisay in la dilay Maxamed Cabdi Toosoow

0
Militariga Soomaaliya ayaa sheegay in ciidamo gaar ah oo ka tirsan xoogga dalka ay degaanka Daarusalaam oo hoos taga degmada Cadale ee gobolka Shabeellaha...

Shirka Golaha Wasiirada Hirshabelle oo lagu qabtay magaalada Beledweyne{AKHRISO}

0
Shirka golaha wasiirada dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa markii ugu horeysay lagu qabtay magaalada Beledweyne iyadoo uu kulankaasi uu shir guddoominayay Kusimaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne...

Janaraal Xuud oo ka hadlay dagaalka Beledweyne

0
Janaraal Abuukar Xuud oo ka soo horjeeda maamulka Hirshabelle, isla markaana ciidamo taabacsan iyo kuwa Hirshabeelle ay saakay ku dagaallameen magaalada Beledweyne ee gobolka...

Markab ay Isra’iil leedahay oo la weeraray

0
Markabkaasi ayaa la sheegay in lagu weeraray Waqooyiga Badweynta Hindiya, sida ay sheegeen Ilo-wareedyo. Markabka oo lagu magacaabo MV CSAV Tyndall waxaa la sheegay inuu...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...