Home 2021
Yearly Archives: 2021
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Muqdisho soo gaaray
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa Maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka.
Socdaalka...
Dowladda Soomaaliya oo shaacisay kiisaskii ugu dambeeyay ee cudurka Karoonaha
Wasaaradda Caafimaadka dowladda Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay kiisaskii ugu dambeyay ee cudurka Karoonaha ee Soomaaliya, waxaana kiisas cusub laga diwaangaliyay gobolka Banaadir.
Tirada 48...
Dowladda Soomaaliya oo ka gaabsatay qaraar culus oo ka dhan ahaa Mareykanka{AKHRISO}
Dowladda Soomaaliya ayaa ka gaabsatay qaraar ka dhan ahaa Mareykanka, kaas oo ka soo baxay golaha loo dhan-yahay ee Qaramada Midoobay, isla-markaana looga soo...
Khilaafka Masar iyo Itoobiya oo sii xoogeystay
Dowladda Masar ayaa waxa ay iskudayaysaa inay xoojiso awooddeeda diblumaasiyadeed iyo mid milateriba ee ay ku leedahay gudaha Afrika, xilli ay sare usii kacayso...
Askar Kenyan ah oo ku dhintay diyaarad soo dhacday
Sarkaal boolis oo Kenyan ah ayaa sheegay in 17 askari ay geeriyoodeen markii diyaarad helicopter ah oo ay ugu safrayeen layli ay ku dhacday...
DHAGEYSO: Guddoomiyihii hore ee Gobolka Gedo oo dhaliil u jeediyay dowlada soomaliya.
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Gedo ugu magacaawnaa Dowladda Soomaaliya Cismaan Nuux Xaaji Macalimow oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in mas’uuliyiinti hore ee Gobolka...
faafaahin:Dagaal xoogan oo ka dhacay Gobolka Shabeellaha Dhexe
Dagaalka oo geystay qasaaro dhimasho iyo dhaawac ah ayaa waxaa Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM oo dhinac ah iyo Al-Shabaab uu ku dhexmaray degaanka...
Isku day la doonayo in lagu soo koobo deegaan doorashada dalka oo socda{AKHRISO}
Ra’iisal Wasaaraha Somaliya, Maxamed Xuseen Rooble, Madaxda Dowlad Goboleedyada iyo Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa lagu wadaa in Sabtida uu shir uga furmo Magaalada Muqdisho,...
Bangiga Adduunka oo taageero horleh siinaya Soomaaliya
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Abuukar, (Cabdullahi Carab) iyo Madaxa Waxbarshadda Bariga iyo Koofurta Afrika Muna Salih...
Wafdi uu hoggaaminaayo Danjiraha Sweden oo gaaray magaalada Baledweyne
Wafdigan uu hoggaaminayo Safiirka wadanka Sweden u fadhiya Soomaaliya Staffan Tillander ayaa goordhaw gaaray magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.
Wafdiga Danjiraha Sweden ee Soomaaliya...