Home 2021
Yearly Archives: 2021
Sacuudiga oo billaabay olole ka dhan ah Itoobiyaanka
Booliska Sacuudiga ayaa waday 10-kii cisho ee u dambeeyay qab-qabashada muwaadiniinta Ethiopian-ka ah ee ku sugan dalkiisa, kuwaasi oo si kala sooc laheyn loogu...
Turkey oo war cusub kasoo saartay xarunta ay Soamaaliya ka sameyneyso ee laga diri...
Dowladda Turkey ayaa wada-hadallo kula jirta saddex dal, ayada oo raadineysa in laga caawiyo qorshe ay Soomaaliya uga dhiseyo xarun laga diro dayax-gacmeedyada, sida...
Ciidanka Xoogga dalka iyo Al Shabaab oo ku dagaalamaya gobolka Shabeellaha dhexe.
Gaashaanle Sare Cali Xaashi Cabdi, Afhayeenka Ciidanka xoogga dalka oo talaalada maanta ah u waramay warbaahinta Dowladda ayaa sheegay in ay 17-dagaalyahan oo ka...
Taliska Booliska Jowhar oo Amaro kasoo saaray Amniga
Taliska Booliska Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hir-Shabeelle ayaa soo saaray Amar la xiriira dhanka Amniga maadaama maalmo kooban ay inaga xigto todobaadka xorriyada.
laba...
Waa cusub oo u billowday Turkiga iyo Mareykanka
Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdogan ayaa Isniintii sheegay in Turkey iyo Mareykanka ay gelayaan “waa cusub” oo xiriirkooda ah, kadib markii xiriirka xulufadan NATO...
Puntland oo Go’aano kasoo saartay ka Ganacsiga waxyaabaha Maanka dooriyaha
Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Dowlad Goboleedka Puntland Cawil Sheikh Xaamud Maxamed ayaa sheegay in degaannada Puntland ay dhibaato ku hayaan ka Ganacsiga iyo isticmaalka waxyaabaha...
Guddoomiye Cali Jeyte” Ma aqbaleyno in Maalin walba dadka la iska dilo”
Waxaa Maanta Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan lagu aasay Gudoomiyihii Dhalinyarada Gobolka Hiiraan oo xalay lagu dilay Beledweyne, waxaana Aaska ka qeyb galay Mas’uuliyiinta...
Dowladda Libya oo siideysay muhaajiriin Masaari ah
90 qof oo Masaari ah oo ku xirnaa Xarunta lagu xiro Shisheeyaha Sharci-darada ku jooga dalka Libiya ayaa ugu dambeyn dadaal farabadan oo la...
faafaahin:Dilal ka dhacay Magaalooyinka Muqdisho & Beledweyne
Kooxo ku hubeysnaa Bustoolado ayaa agagaarka Aargada Dayniile waxaa ay xalay ku dileen Gudoomiyihii Waaxda Kurdamac ee Degmada Dayniile Cabdi Cabdulle Cismaan oo loo...
Qaxooti horleh oo soo gaaray degaannada Puntland
Waxaa xalay magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari soo gaaray oo lagu soo dhaweeyay Qaxooti Yemeniyiin ah, oo ay weheliyaan dad Soomaaliyeed, kuwaas oo...