25.5 C
Mogadishu
Monday, June 23, 2025
Home 2021

Yearly Archives: 2021

Booliska Cabudwaaq oo sheegay inay qabteen rag lagu tuhmayo inay dil geysteen

0
Taliyaha Ciidamada Booliska degmada Cabudwaaq Farxaan Xuseen Xasan ayaa sheegay in howlgal ay sameeyeen ciidamada ay kusoo xireen dad lagu tuhmayo inay ka dambeeyeen...

Maxkamadda Sare ee Ciidamada Puntland oo Maanta xukun rideysa

0
Maxkamadda sare ee Ciidamada Puntland ayaa maanta magaalada Galkacyo uga dhawaaqeysa xukunkii ugu danbeeyey ee 18 Xubnood oo kamid ah Ururka Ar Al-Shabaab, kuwaas...

Farmaajo oo mar kale fara-geliyey xubnaha guddiyada doorashada Somaliland{AKHRISO}

0
Madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa markale fara-gelin ku haya Guddiga kala saarista iyo xaqiijinta xubnaha guddiyada doorashooyinka ee cabashooyinka laga soo...

Gabar Soomaali ah oo qaab aad loola yaabay loogu dilay magaalada Mombassa

0
Najmo Macalin Cabdullaahi oo ka mid ahayd ardaydii sanadkan ka baxay Dugsiga Sare ayaa meydkeeda laga helay deegaanka Bonji ee Magaalada Mombasa, ka dib...

Digniin laga bixiyey isku day wasiir Duraan uu garoon uga dhigayo dhul laga boobayo...

0
Waxaa si weyn isu-soo taraya cabasho xoogan oo laga muujinayo hadal kasoo yeeray Wasiirka gaadiidka iyo duulista Soomaaliya, kaasi oo uu ku sheegayay in...

Wariye u xiran Maamulka Galmudug & walaac laga muujiyay

0
Waxaa muddo ka badan 48 Saacadood degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ku xiran Wariye Cubeyd Xasan Maxamuud oo kamid ah Wariyeyaasha degmadaas ka howlgalla,...

Ciidamada Haramcad oo sameeyay howlgal dad lagu qabqabtay

0
Ciidamada Booliska sida gaarka ah u tababaran ee Haramcad ayaa howlgallo kala duwan waxaa ay kas ameeyeen Xaafadaha ay ka kooban tahay Magalada Jowhar...

Itoobiya oo hay’adaha gargaarka ku eedeysay iney hub geliyaan gobolka Tigraay

0
Wasiirka arrimaha dibadda Itoobiya Demeke Mekonnen ayaa ku eedeeyay qaar kamid ah hay’adaha ka howlgala gobolka Tigraay inay isku dayayaan inay hub si sharci...

Ciidamo la geeyay degaan ay dilal ka dhaceen & kulamo ka bilaawday

0
Taliyaha Guutada 15aad ee qeybta 21aad General Mascuud Maxamed Warsame oo ay wehlinayaan maamulka degmada Guriceel iyo Ugaas Xasan Ugaas Maxamed Ugaas Nuur ayaa...

Sacuudiga oo go’aan rasmi kasoo saaray xajka sanadkan

0
Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in Xajka sanadkan loo ogolaan doono kaliya 60,000 oo xujey ah oo ku nool Sacuudiga,...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...