Monthly Archives: April 2022
Beesha Caalamka Oo Baaq U Dirtay Guddoonka Cusub Ee Baarlamaanka 11aaad
Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho ayaa war kasoo saartay Guddoonka Cusub ee Goalaha Shacabka ee la doortay, waxaana Qoraal kasoo baxay Safaaardda habmalyo iyo bogaadin...
Baarlamaanka Jarmalka Oo Si Aqlabiyad Leh U Ansixiyay Mooshin Lagu Taageerayo Ukraine
Baarlamaanka dalka Jarmalka ayaa si aqlabiyad leh u ansixiyay mooshin lagu taageerayo in hub culus la siiyo dalka Ukraine. Tallaabadan ayaana imaanaysa laba maalmood...
Soomaaliya Oo Dib Safaaraddeeda Uga Furatay Dalka Rwanda
Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay shaacinaysaa in dib Safaaraddeeda uga furatay dalka Rwanda, iyadoo la fulinayo heshiiskii 26 Janaayo ay kala saxiixdeen Wasiirka...
UK oo direysa 8,000 oo askari oo ka hortaga gardarrada Ruushka
Dowladda UK ayaa Jimcaha sheegtay inay 8,000 oo askari u direyso bariga Yurub, halkaasi oo ay ku sameyn doonaan dhoolatus lagu muujinayo awood kadib...
Mareykanka oo dalbaday in la dedejiyo doorashada Madaxweynaha Soomaaliya
Dowladda Mareykanka ayaa bogaadisay doorashada guddoonka labada aqal ee Baarlamanka Soomaaliya oo shalay lagu soo geba-gebeeyey magaalada Muqdisho, ayada oo dalbatay in si deg...
SAWIRO:- Khasaro ka dhashay dab ka kacay Goobo Ganacsi oo kuyaalla Muqdisho
Dab ayaa goordhow ka kacay Goobo Ganacsi oo kuyaalla laamiga Degmada Deeyniile gaar ahaan Xaafada lagu Magacaabi Siisii ee Gobolkan Banaadir, kaas oo geystay...
Qaban qaabada Soo dhaweeynta Musharrax Madaxweyne Dr. CabdiNuur Sheekh Maxamed oo ka socota...
Doorashada sanadkaan ee madaxweynaha soomaaliya ayaa waxa tartamaya murashaxiin badan kuwaas oo mid walbo uu raadinayo inuu guuleysto.
Baratanka waxaa qeyb ka ah Aqoonyahan,siyaasi aragti...
Wararkii ugu Dambeeyay doorashada Gudoomiye kuxigeenada Golaha shacabka
Magaalada Muqdisho waxaa ka socota qaban qaabada doorashada gudoomiye xigeenada koowaad iyo labaad golaha shacabka baarlamaanka 11-aad,ee Soomaaliya waxaana doorashada lagu qabanayaa Teendhada Afisiyooni.
13...
Madaxda Dawlad Goboleeddyada oo Hambalyo u diray Gudoomiyaha Cusub ee Golaha shacabka
Madaxweyneyaasha Dawlad goboleedyada Puntland, Galmudug, Jubaland iyo Hirshabelle ayaa iyaguna soo dhaweeyay doorashada guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka 11aad ee Soomaaliya.
"Waxaan hambalyo u dirayaa Sheikh...
Gudiga doorashada Hirshabeelle oo shaaciyay Jadwalka doorashada 3 Kursi
Gudiga Hirgelinta doorashada Kuraasta Golaha shacabka ee hirshabeelle ayaa shaaciyay Jadwalka doorashada 3 kursi oo lagu qabanayo Magaalada Jowhar ee caasimada dawlad goboledka Hirshabeelle
Gudiga...

























